Qari
Murottal Audio
اِنَّآ اَنْزَلْنٰهُ فِيْ لَيْلَةِ الْقَدْرِ
innā anzalnāhu fī lailatil-qadr(i).
Annagaa soo dajinnay (Qur’aanka) habeenka Qadrka.
وَمَآ اَدْرٰىكَ مَا لَيْلَةُ الْقَدْرِۗ
wa mā adrāka mā lailatul-qadr(i).
Maxaad taqaan waxa habeenka Qadrka ah?
لَيْلَةُ الْقَدْرِ ەۙ خَيْرٌ مِّنْ اَلْفِ شَهْرٍۗ
lailatul-qadri khairum min alfi syahr(in).
Habeenka Qadrka wuxuu ka khayr badan yahay kun bilood.
تَنَزَّلُ الْمَلٰۤىِٕكَةُ وَالرُّوْحُ فِيْهَا بِاِذْنِ رَبِّهِمْۚ مِنْ كُلِّ اَمْرٍۛ
tanazzalul-malā'ikatu war rūḥu fīhā bi'iżni rabbihim min kulli amr(in).
Malaa'ikta iyo Ruuxa (Jibriil) ayaa soo dega habeenkaas idanka Rabbigood oo wata amar kasta.
سَلٰمٌ ۛهِيَ حَتّٰى مَطْلَعِ الْفَجْرِ ࣖ
salāmun hiya ḥattā maṭla‘il-fajr(i).
Nabadgelyo ayay tahay ilaa waaberiga soo baxo.