Qari
Murottal Audio
بِسْمِ اللّٰهِ الرَّحْمٰنِ الرَّحِيْمِ
bismillāhir-raḥmānir-raḥīm(i).
Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista.
اَلْحَمْدُ لِلّٰهِ رَبِّ الْعٰلَمِيْنَۙ
al-ḥamdu lillāhi rabbil-‘ālamīn(a).
Mahad Eebaa iska leh ee barbaariyaha Caalamka ah.
الرَّحْمٰنِ الرَّحِيْمِۙ
ar-raḥmānir-raḥīm(i).
Ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista.
مٰلِكِ يَوْمِ الدِّيْنِۗ
māliki yaumid-dīn(i).
Ee Mulki yaha Maalinta Aakhiro (Maalinta Xisaabta).
اِيَّاكَ نَعْبُدُ وَاِيَّاكَ نَسْتَعِيْنُۗ
iyyāka na‘budu wa iyyāka nasta‘īn(u),
Adiga keliya ayaan caabudnaa, Adiga keliyana ayaan ku gargaarsanaynaa.
اِهْدِنَا الصِّرَاطَ الْمُسْتَقِيْمَۙ
ihdinaṣ-ṣirāṭal-mustaqīm(a).
Noo hanuuni Jidka Toosan.
صِرَاطَ الَّذِيْنَ اَنْعَمْتَ عَلَيْهِمْ ەۙ غَيْرِ الْمَغْضُوْبِ عَلَيْهِمْ وَلَا الضَّاۤلِّيْنَ ࣖ
Ṣirāṭal-lażīna an‘amta ‘alaihim, gairil-magḍūbi ‘alaihim wa laḍ-ḍāllīn(a).
Jidka kuwa aad Nicmada siisay; ee ma aha kuwa Cadhada lagu soo dejiyay, mana aha kuwa Baadi ah.