16
Q.S Al-Qiyaamah (75:16)
لَا تُحَرِّكْ بِهٖ لِسَانَكَ لِتَعْجَلَ بِهٖۗ
lā tuḥarrik bihī lisānaka lita‘jala bih(ī).
Hana degdegin akhrintiisa si aad u soo ururiso.
17
Q.S Al-Qiyaamah (75:17)
اِنَّ عَلَيْنَا جَمْعَهٗ وَقُرْاٰنَهٗ ۚ
inna ‘alainā jam‘ahū wa qur'ānah(ū).
Hubaal annagaa soo ururin doonna akhrintiisa iyo qurxintiisa.
18
Q.S Al-Qiyaamah (75:18)
فَاِذَا قَرَأْنٰهُ فَاتَّبِعْ قُرْاٰنَهٗ ۚ
fa iżā qara'nāhu fattabi‘ qur'ānah(ū).
Markaan akhrinno akhri si tartiib ah.
19
Q.S Al-Qiyaamah (75:19)
ثُمَّ اِنَّ عَلَيْنَا بَيَانَهٗ ۗ
Ṡumma inna ‘alainā bayānah(ū).
Markaas annagaa idiin fududayn doonna akhrintiisa.
6
Q.S Al-A'la (87:6)
سَنُقْرِئُكَ فَلَا تَنْسٰىٓ ۖ
sanuqri'uka falā tansā.
Waxaan kugu akhrin doonnaa Quraanka, mana iloobi doontid.