Islaamka gal, halkan riix
ISLAM AL-HAQ: QURAN & XADIITH
(Islaamka Saxda ah)



Mawduuc - Al-Qur'an Keutamaan Membaca Al-Qur’an Anjuran untuk selalu membaca Al-Qur’an

Natiijooyinka raadinta aayadaha :
Wadarta aayadaha : 4
45
Q.S Al-Cankabuut (29:45)

اُتْلُ مَآ اُوْحِيَ اِلَيْكَ مِنَ الْكِتٰبِ وَاَقِمِ الصَّلٰوةَۗ اِنَّ الصَّلٰوةَ تَنْهٰى عَنِ الْفَحْشَاۤءِ وَالْمُنْكَرِ ۗوَلَذِكْرُ اللّٰهِ اَكْبَرُ ۗوَاللّٰهُ يَعْلَمُ مَا تَصْنَعُوْنَ

utlu mā ūḥiya ilaika minal-kitābi wa aqimiṣ-ṣalāh(ta), innaṣ-ṣalāta tanhā ‘anil-faḥsyā'i wal-munkar(i), wa lażikrullāhi akbar(u), wallāhu ya‘lamu mā taṣna‘ūn(a).

Akhriso waxa laguu waxyooday Kitaabka, oo ooga salaadda, runtii salaadda waxay ka reebtaa fahsha iyo munkar, xuska Eebana waa weyn yahay, Eebe wuu ogyahay waxaad samaynaysaan.


34
Q.S Al-Axz ab (33:34)

وَاذْكُرْنَ مَا يُتْلٰى فِيْ بُيُوْتِكُنَّ مِنْ اٰيٰتِ اللّٰهِ وَالْحِكْمَةِۗ اِنَّ اللّٰهَ كَانَ لَطِيْفًا خَبِيْرًا ࣖ

ważkurna mā yutlā fī buyūtikunna min āyātillāhi wal-ḥikmah(ti), innallāha kāna laṭīfan khabīrā(n).

Ragga muslimiinta ah iyo haweenka muslimiinta ah, mu'miniinta rag iyo haween, kuwa adeeca rag iyo haween, kuwa run sheega rag iyo haween, kuwa samra rag iyo haween, kuwa hoosaysiiya rag iyo haween, kuwa sadaqo bixiya rag iyo haween, kuwa soonka rag iyo haween, kuwa ilaaliya xubnahooda rag iyo haween, kuwa badan xusa Eebbe rag iyo haween, Eebbe wuxuu u diyaariyey dambi dhaaf iyo abaal weyn.


29
Q.S Faatiir (35:29)

اِنَّ الَّذِيْنَ يَتْلُوْنَ كِتٰبَ اللّٰهِ وَاَقَامُوا الصَّلٰوةَ وَاَنْفَقُوْا مِمَّا رَزَقْنٰهُمْ سِرًّا وَّعَلَانِيَةً يَّرْجُوْنَ تِجَارَةً لَّنْ تَبُوْرَۙ

innal-lażīna yatlūna kitāballāhi wa aqāmuṣ-ṣalāta wa anfaqū mimmā razaqnāhum sirraw wa ‘alāniyatay yarjūna tijāratal lan tabūr(a).

Hubaal kuwa had iyo jeer akhriya Kitaabka Eebe, oo salaadda dhisa, oo ka bixiya qayb ka mid ah rizqiga aan siinnay si qarsoon iyo si cadba, waxay rajaynayaan ganacsi aan waligiis khasaarin doonin.


6
Q.S Al-A'la (87:6)

سَنُقْرِئُكَ فَلَا تَنْسٰىٓ ۖ

sanuqri'uka falā tansā.

Waxaan kugu akhrin doonnaa Quraanka, mana iloobi doontid.