47
Q.S At-Tawbah (9:47)
لَوْ خَرَجُوْا فِيْكُمْ مَّا زَادُوْكُمْ اِلَّا خَبَالًا وَّلَاَوْضَعُوْا خِلٰلَكُمْ يَبْغُوْنَكُمُ الْفِتْنَةَۚ وَفِيْكُمْ سَمّٰعُوْنَ لَهُمْۗ وَاللّٰهُ عَلِيْمٌۢ بِالظّٰلِمِيْنَ
wa lau kharajū fīkum mā zādūkum illā khabālaw wa la'auḍa‘ū khilālakum yabgūnakumul-fitnah(ta), wa fīkum sammā‘ūna lahum, wallāhu ‘alīmum biẓ-ẓālimīn(a).
Hadday idinla bixi lahaayeen waxay idiin kordhin lahaayeen waxyeello mooyee, waxayna idiin dhex socon lahaayeen fitno, idinka waxaa idinka mid ah kuwa dhegaysta iyaga. Eebe wuu ogyahay dulmiyaasha.
11
Q.S Al-Qalam (68:11)
هَمَّازٍ مَّشَّاۤءٍۢ بِنَمِيْمٍۙ
hammāzim masysyā'im binamīm(in).
Kuwa cayaya, kuwa faafiya xumaan.