Islaamka gal, halkan riix
ISLAM AL-HAQ: QURAN & XADIITH
(Islaamka Saxda ah)



Mawduuc - Akhlak dan Adab Akhlak Akhlak Buruk Benci

Natiijooyinka raadinta aayadaha :
Wadarta aayadaha : 2
91
Q.S Al-Maa'idah (5:91)

اِنَّمَا يُرِيْدُ الشَّيْطٰنُ اَنْ يُّوْقِعَ بَيْنَكُمُ الْعَدَاوَةَ وَالْبَغْضَاۤءَ فِى الْخَمْرِ وَالْمَيْسِرِ وَيَصُدَّكُمْ عَنْ ذِكْرِ اللّٰهِ وَعَنِ الصَّلٰوةِ فَهَلْ اَنْتُمْ مُّنْتَهُوْنَ

innamā yurīdusy-syaiṭānu ay yūqi‘a bainakumul-‘adāwata wal-bagḍā'a fil-khamri wal-maisiri wa yaṣuddakum ‘an żikrillāhi wa ‘aniṣ-ṣalāti fahal antum muntahūn(a).

Shaydaanku wuxuu doonayaa inuu idiin dhex galiyo cadaawad iyo nacayb khamriga iyo qamaarka dartiis, idiinka reebana salaadda iyo xusuusta Eebe. Haddaba miyaad joojin doontaan?


3
Q.S At-Takathur (102:3)

كَلَّا سَوْفَ تَعْلَمُوْنَۙ

kallā saufa ta‘lamūn(a).

Maya! Waad ogaandoontaan (cidhibtaas).