Islaamka gal, halkan riix
ISLAM AL-HAQ: QURAN & XADIITH
(Islaamka Saxda ah)



Mawduuc - Akhlak dan Adab Etika dan hak-hak umum Memberi salam Cara memberi salam Ucapan salam ahli kitab

Natiijooyinka raadinta aayadaha :
Wadarta aayadaha : 1
8
Q.S Al-Mujaadilah (58:8)

اَلَمْ تَرَ اِلَى الَّذِيْنَ نُهُوْا عَنِ النَّجْوٰى ثُمَّ يَعُوْدُوْنَ لِمَا نُهُوْا عَنْهُ وَيَتَنٰجَوْنَ بِالْاِثْمِ وَالْعُدْوَانِ وَمَعْصِيَتِ الرَّسُوْلِۖ وَاِذَا جَاۤءُوْكَ حَيَّوْكَ بِمَا لَمْ يُحَيِّكَ بِهِ اللّٰهُ ۙوَيَقُوْلُوْنَ فِيْٓ اَنْفُسِهِمْ لَوْلَا يُعَذِّبُنَا اللّٰهُ بِمَا نَقُوْلُۗ حَسْبُهُمْ جَهَنَّمُۚ يَصْلَوْنَهَاۚ فَبِئْسَ الْمَصِيْرُ

alam tara ilal-lażīna nuhū ‘anin-najwā ṡummā ya‘ūdūna limā nuhū ‘anhu wa yatanājauna bil-iṡmi wal-‘udwāni wa ma‘ṣiyatir-rasūl(i), wa iżā jā'ūka ḥayyauka bimā lam yuḥayyika bihillāh(u), wa yaqūlūna fī anfusihim lau lā yu‘ażżibunallāhu bimā naqūl(u), ḥasbuhum jahannam(u), yaṣlaunahā, fa bi'sal-maṣīr(u).

Miyeydaan arag kuwa loo reebay sheekooyinka qarsoon oo ay ku jeesjeesaan? Waxay ku jeesjeesaan dembi iyo xadgudub iyo caasiyada rasuulka, markay idiin yimaadaan waxay ku salaamaan waxaan Eebe ku salaamin, waxayna qalbigooda ku yidhaahdaan: Maxaa Eebe nagu cadaabin waayay waxaan sheegnay? Jahannam ayaa ku filan, wayna ku guban doonaan, waxayna ahayd meel xun oo la noqdo.