86
Q.S An-Nisa (4:86)
وَاِذَا حُيِّيْتُمْ بِتَحِيَّةٍ فَحَيُّوْا بِاَحْسَنَ مِنْهَآ اَوْ رُدُّوْهَا ۗ اِنَّ اللّٰهَ كَانَ عَلٰى كُلِّ شَيْءٍ حَسِيْبًا
wa iżā ḥuyyītum bitaḥiyyatin fa ḥayyū bi'aḥsana minhā au ruddūhā, innallāha kāna ‘alā kulli syai'in ḥasībā(n).
Marka laydiin salaamo, ka celiya mid ka wanaagsan ama mid la mid ah. Eebe waa xisaabiye wax walba.
25
Q.S Adh-Dhariyaat (51:25)
اِذْ دَخَلُوْا عَلَيْهِ فَقَالُوْا سَلٰمًا ۗقَالَ سَلٰمٌۚ قَوْمٌ مُّنْكَرُوْنَ
iż dakhalū ‘alaihi fa qālū salāmā(n), qāla salām(un), qaumum munkarūn(a).
Markay galeen gurigiisii waxay yidhaahdeen: Salaan. Wuxuu yidhi: Salaan, qawm aan la aqoon.