Islaamka gal, halkan riix
ISLAM AL-HAQ: QURAN & XADIITH
(Islaamka Saxda ah)



Mawduuc - Akhlak dan Adab Etika dan hak-hak umum Etika berbicara Berkata benar

Natiijooyinka raadinta aayadaha :
Wadarta aayadaha : 2
32
Q.S Al-Axz ab (33:32)

يٰنِسَاۤءَ النَّبِيِّ لَسْتُنَّ كَاَحَدٍ مِّنَ النِّسَاۤءِ اِنِ اتَّقَيْتُنَّ فَلَا تَخْضَعْنَ بِالْقَوْلِ فَيَطْمَعَ الَّذِيْ فِيْ قَلْبِهٖ مَرَضٌ وَّقُلْنَ قَوْلًا مَّعْرُوْفًاۚ

yā nisā'an-nabiyyi lastunna ka'aḥadim minan-nisā'i inittaqaitunna falā takhḍa‘na bil-qauli fa yaṭma‘al-lażī fī qalbihī maraḍuw wa qulna qaulam ma‘rūfā(n).

Oo jooga guryihiinna, ha muujinina quruxdii waagii jaahiliyada, salaadda ooga, zakada bixiya, adeeca Eebbe iyo Rasuulkiisa. Eebbe wuxuu doonayaa inuu idinka nadiifiyo wasakhda ahlu baytka oo idiin nadiifiyo nadiifin weyn.


70
Q.S Al-Axz ab (33:70)

يٰٓاَيُّهَا الَّذِيْنَ اٰمَنُوا اتَّقُوا اللّٰهَ وَقُوْلُوْا قَوْلًا سَدِيْدًاۙ

yā ayyuhal-lażīna āmanuttaqullāha wa qūlū qaulan sadīdā(n).

Wuxuu idiin hagaajin doonaa camalkiinna, wuxuuna idiin dambi dhaafi doonaa. Qofkii adeeca Eebbe iyo Rasuulkiisa wuxuu gaadhay guul weyn.