Islaamka gal, halkan riix
ISLAM AL-HAQ: QURAN & XADIITH
(Islaamka Saxda ah)



Mawduuc - Al-Qur'an Kisah-kisah dan perumpamaan dalam Al Qur'an Kisah-kisah Al Qur'an Kisah Maryam dan Al Qur'an Kelahiran Maryam

Natiijooyinka raadinta aayadaha :
Wadarta aayadaha : 1
36
Q.S Cali Cimraan (3:36)

فَلَمَّا وَضَعَتْهَا قَالَتْ رَبِّ اِنِّيْ وَضَعْتُهَآ اُنْثٰىۗ وَاللّٰهُ اَعْلَمُ بِمَا وَضَعَتْۗ وَلَيْسَ الذَّكَرُ كَالْاُنْثٰى ۚ وَاِنِّيْ سَمَّيْتُهَا مَرْيَمَ وَاِنِّيْٓ اُعِيْذُهَا بِكَ وَذُرِّيَّتَهَا مِنَ الشَّيْطٰنِ الرَّجِيْمِ

falammā waḍa‘athā qālat rabbi innī waḍa‘tuhā unṡā, wallāhu a‘lamu bimā waḍa‘at, wa laisaż-żakaru kal-unṡā, wa innī sammaituhā maryama wa innī u‘īżuhā bika wa żurriyyatahā minasy-syaiṭānir-rajīm(i).

Markay dhashay tidhi: 'Rabbiyow! Waxaan dhashay gabar.' Eebe wuu ogaa waxay dhashay. Gabar ma aha sida wiil, 'Waxaan ugu magac dartay Maryam, aniguna waxaan ka magangalaysiiyaa adiga iyo faracyadeeda Shaydaanka la dhagax tuuray.'