Islaamka gal, halkan riix
ISLAM AL-HAQ: QURAN & XADIITH
(Islaamka Saxda ah)



Mawduuc - Al-Qur'an Turunnya Al-Qur'an Beberapa orang yang menjadi sebab turunnya ayat Al Qur'an Ayat berhubungan dengan Qatadah bin Nu'man

Natiijooyinka raadinta aayadaha :
Wadarta aayadaha : 3
110
Q.S An-Nisa (4:110)

وَمَنْ يَّعْمَلْ سُوْۤءًا اَوْ يَظْلِمْ نَفْسَهٗ ثُمَّ يَسْتَغْفِرِ اللّٰهَ يَجِدِ اللّٰهَ غَفُوْرًا رَّحِيْمًا

wa may ya‘mal sū'an au yaẓlim nafsahū ṡumma yastagfirillāha yajidillāha gafūrar raḥīmā(n).

Ku alla kii sameeya xumaan ama naftiisa dulmiya, markaas Eebe waydiisto dambi dhaaf, wuxuu heli doonaa Eebe Dambi dhaaf badan, Naxariis badan.


111
Q.S An-Nisa (4:111)

وَمَنْ يَّكْسِبْ اِثْمًا فَاِنَّمَا يَكْسِبُهٗ عَلٰى نَفْسِهٖ ۗ وَكَانَ اللّٰهُ عَلِيْمًا حَكِيْمًا

wa may yaksib iṡman fa innamā yaksibuhū ‘alā nafsih(ī),wa kānallāhu ‘alīman ḥakīmā(n).

Ku alla kii kasbada dembi, wuxuu kasbaday naftiisa. Eebe waa Oge, Xikmad leh.


112
Q.S An-Nisa (4:112)

وَمَنْ يَّكْسِبْ خَطِيْۤـَٔةً اَوْ اِثْمًا ثُمَّ يَرْمِ بِهٖ بَرِيْۤـًٔا فَقَدِ احْتَمَلَ بُهْتَانًا وَّاِثْمًا مُّبِيْنًا ࣖ

wa may yaksib khaṭī'atan au iṡman ṡumma yarmi bihī barī'an fa qadiḥtamala buhtānaw wa iṡmam mubīnā(n).

Ku alla kii kasbada dembi ama khalad, markaas ku eedeeya qof aan waxba galabsan, wuxuu qaaday been iyo dembi weyn.