Islaamka gal, halkan riix
ISLAM AL-HAQ: QURAN & XADIITH
(Islaamka Saxda ah)



Mawduuc - Al-Qur'an Turunnya Al-Qur'an Beberapa orang yang menjadi sebab turunnya ayat Al Qur'an Ayat yang berhubungan dengan Abdullah bin Abis Sarh

Natiijooyinka raadinta aayadaha :
Wadarta aayadaha : 1
93
Q.S Al-Ancaam (6:93)

وَمَنْ اَظْلَمُ مِمَّنِ افْتَرٰى عَلَى اللّٰهِ كَذِبًا اَوْ قَالَ اُوْحِيَ اِلَيَّ وَلَمْ يُوْحَ اِلَيْهِ شَيْءٌ وَّمَنْ قَالَ سَاُنْزِلُ مِثْلَ مَآ اَنْزَلَ اللّٰهُ ۗوَلَوْ تَرٰٓى اِذِ الظّٰلِمُوْنَ فِيْ غَمَرٰتِ الْمَوْتِ وَالْمَلٰۤىِٕكَةُ بَاسِطُوْٓا اَيْدِيْهِمْۚ اَخْرِجُوْٓا اَنْفُسَكُمْۗ اَلْيَوْمَ تُجْزَوْنَ عَذَابَ الْهُوْنِ بِمَا كُنْتُمْ تَقُوْلُوْنَ عَلَى اللّٰهِ غَيْرَ الْحَقِّ وَكُنْتُمْ عَنْ اٰيٰتِهٖ تَسْتَكْبِرُوْنَ

wa man aẓlamu mimmaniftarā ‘alallāhi każiban au qāla ūḥiya ilayya wa lam yūḥa ilaihi syai'uw wa man qāla sa'unzilu miṡla mā anzalallāh(u), wa lau tarā iżiẓ-ẓālimūna fī gamarātil-mauti wal-malā'ikatu bāsiṭū aidīhim, akhirjū anfusakum, al-yauma tujzauna ‘ażābal-hūni bimā kuntum taqūlūna ‘alallāhi gairal-ḥaqqi wa kuntum ‘an āyātihī tastakbirūn(a).

Yaa ka dulmi badan qofka Eebe ku been abuura ama yidhaahda 'Waxaa laygu waxyooday' iyadoo aan waxba loo waxyoon, ama yidhaahda 'Waxaan soo dejin doonaa sida Eebe soo dejiyey?' Haddaad aragto dulmiyaasha markay dhimashadu soo gaadho, malaa'ikuna gacmahooda fidsan yihiin 'Ka bixi nafihiinnu! Maanta waxaa laydiin abaal marin doonaa cadaab ceeboon sababta aad ku been abuurteen Eebe oo aad diiddeen aayadiisa.'