Islaamka gal, halkan riix
ISLAM AL-HAQ: QURAN & XADIITH
(Islaamka Saxda ah)



Mawduuc - Al-Qur'an Turunnya Al-Qur'an Beberapa orang yang menjadi sebab turunnya ayat Al Qur'an Ayat yang berhubungan dengan Abbas bin Abdul Muthalib

Natiijooyinka raadinta aayadaha :
Wadarta aayadaha : 2
70
Q.S Al-Anfaal (8:70)

يٰٓاَيُّهَا النَّبِيُّ قُلْ لِّمَنْ فِيْٓ اَيْدِيْكُمْ مِّنَ الْاَسْرٰٓىۙ اِنْ يَّعْلَمِ اللّٰهُ فِيْ قُلُوْبِكُمْ خَيْرًا يُّؤْتِكُمْ خَيْرًا مِّمَّآ اُخِذَ مِنْكُمْ وَيَغْفِرْ لَكُمْۗ وَاللّٰهُ غَفُوْرٌ رَّحِيْمٌ ࣖ

yā ayyuhan-nabiyyu qul liman fī aidīkum minal-asrā, iy ya‘lamillāhu fī qulūbikum khairay yu'tikum khairam mimmā ukhiża minkum wa yagfir lakum, wallāhu gafūrur raḥīm(un).

Nabiyow! Waxaad dhahdaa kuwa maxaabiista ah gacantiinna ku jira 'Hadday Eebe ogaado qalbigiinna wax wanaagsan, wuxuu idiin siin doonaa wax ka khayr badan waxa laydinka qaaday, wuxuuna idiin dambi dhaafi doonaa. Eebe waa Dambi dhaaf badan, Naxariis badan.'


19
Q.S At-Tawbah (9:19)

۞ اَجَعَلْتُمْ سِقَايَةَ الْحَاۤجِّ وَعِمَارَةَ الْمَسْجِدِ الْحَرَامِ كَمَنْ اٰمَنَ بِاللّٰهِ وَالْيَوْمِ الْاٰخِرِ وَجَاهَدَ فِيْ سَبِيْلِ اللّٰهِ ۗ لَا يَسْتَوٗنَ عِنْدَ اللّٰهِ ۗوَاللّٰهُ لَا يَهْدِى الْقَوْمَ الظّٰلِمِيْنَۘ

aja‘altum siqāyatal-ḥājji wa ‘imāratal-masjidil-ḥarāmi kaman āmana billāhi wal-yaumil-ākhiri wa jāhada fī sabīlillāh(i), lā yastawūna ‘indallāh(i), wallāhu lā yahdil-qaumaẓ-ẓālimīn(a).

Ma waxaad ka dhigaysaan waraabinta xujjajka iyo dayactirka Masjidka Xurmada leh sida kan rumeysan Eebe iyo maalinta dambe oo ku jihaystay naf iyo maal jidka Eebe? Ma waxay isku mid yihiin Eebe agtiisa? Eebe ma hanuuniyo qolo dulmiya.