Islaamka gal, halkan riix
ISLAM AL-HAQ: QURAN & XADIITH
(Islaamka Saxda ah)



Mawduuc - Al-Qur'an Mukjizat Al-Qur'an Isyarat sejarah dalam Al Qur'an Hubungan orang yahudi dan orang nasrani

Natiijooyinka raadinta aayadaha :
Wadarta aayadaha : 2
14
Q.S Al-Maa'idah (5:14)

وَمِنَ الَّذِيْنَ قَالُوْٓا اِنَّا نَصٰرٰٓى اَخَذْنَا مِيْثَاقَهُمْ فَنَسُوْا حَظًّا مِّمَّا ذُكِّرُوْا بِهٖۖ فَاَغْرَيْنَا بَيْنَهُمُ الْعَدَاوَةَ وَالْبَغْضَاۤءَ اِلٰى يَوْمِ الْقِيٰمَةِ ۗ وَسَوْفَ يُنَبِّئُهُمُ اللّٰهُ بِمَا كَانُوْا يَصْنَعُوْنَ

wa minal-lażīna qālū innā naṣārā akhażnā mīṡāqahum fa nasū ḥaẓẓam mimmā żukkirū bih(ī), fa agrainā bainahumul-‘adāwata wal-bagḍā'a ilā yaumil-qiyāmah(ti), wa saufa yunabbi'uhumullāhu bimā kānū yaṣna‘ūn(a).

Kuwa yidhi 'Annagu waxaan nahay Naasara,' waxaan ka qaadnay ballan, laakiin way illoobeen qaybtii waxa lagu waaniyey. Markaasaan dhexdooda gelinay cadaawad iyo nacayb ilaa maalinta qiyaame. Eebe wuxuu u sheegi doonaa waxay samayn jireen.


82
Q.S Al-Maa'idah (5:82)

۞ لَتَجِدَنَّ اَشَدَّ النَّاسِ عَدَاوَةً لِّلَّذِيْنَ اٰمَنُوا الْيَهُوْدَ وَالَّذِيْنَ اَشْرَكُوْاۚ وَلَتَجِدَنَّ اَقْرَبَهُمْ مَّوَدَّةً لِّلَّذِيْنَ اٰمَنُوا الَّذِيْنَ قَالُوْٓا اِنَّا نَصٰرٰىۗ ذٰلِكَ بِاَنَّ مِنْهُمْ قِسِّيْسِيْنَ وَرُهْبَانًا وَّاَنَّهُمْ لَا يَسْتَكْبِرُوْنَ ۔

latajidanna asyaddan-nāsi ‘adāwatal lil-lażīna āmanul-yahūda wal-lażīna asyrakū, wa latajidanna aqrabahum mawaddatal lil-lażīna āmanul-lażīna qālū innā naṣārā, żālika bi'anna minhum qissīsīna wa ruhbānaw wa annahum lā yastakbirūn(a).

Waxaad heli doontaan dadka ugu cadaawadda badan mu'miniinta Yuhuudda iyo mushrikiinta. Waxaadna heli doontaan kuwa ugu dhow jacaylka mu'miniinta kuwa yidhaahda 'Annagu waxaan nahay Naasara.' Taasu waxay ugu wacan tahay inay leeyihiin wadaado iyo suufiyiin, iyo inaysan kibirin.