Islaamka gal, halkan riix
ISLAM AL-HAQ: QURAN & XADIITH
(Islaamka Saxda ah)



Mawduuc - Akhlak dan Adab Akhlak Akhlak Buruk Kezaliman Maafnya orang yang teraniaya

Natiijooyinka raadinta aayadaha :
Wadarta aayadaha : 3
149
Q.S An-Nisa (4:149)

اِنْ تُبْدُوْا خَيْرًا اَوْ تُخْفُوْهُ اَوْ تَعْفُوْا عَنْ سُوْۤءٍ فَاِنَّ اللّٰهَ كَانَ عَفُوًّا قَدِيْرًا

in tubdū khairan au tukhfūhu au ta‘fū ‘an sū'in fa innallāha kāna ‘afuwwan qadīrā(n).

Haddaad muujisaan khayr ama qarisaan ama cafisaan xumaan, Eebe waa Cafiyaya, Kara.


96
Q.S Al-Mu'minuun (23:96)

اِدْفَعْ بِالَّتِيْ هِيَ اَحْسَنُ السَّيِّئَةَۗ نَحْنُ اَعْلَمُ بِمَا يَصِفُوْنَ

idfa‘ bil-latī hiya aḥsanus-sayyi'ah(ta), naḥnu a‘lamu bimā yaṣifūn(a).

Waxaad ku celisaa xumaan wanaag, Anagaa og waxay ku sifaynayaan.


40
Q.S Dambas Shuura (42:40)

وَجَزٰۤؤُا سَيِّئَةٍ سَيِّئَةٌ مِّثْلُهَا ۚفَمَنْ عَفَا وَاَصْلَحَ فَاَجْرُهٗ عَلَى اللّٰهِ ۗاِنَّهٗ لَا يُحِبُّ الظّٰلِمِيْنَ

wa jazā'u sayyi'atin sayyi'atum miṡluhā, faman ‘afā wa aṣlaḥa fa ajruhū ‘alallāh(i), innahū lā yuḥibbuẓ-ẓālimīn(a).

Abaal marinta xumaantu waa sida xumaantiisa, laakiin qofkii cafiya oo heshiiya ajarkiisu Eebe baa leh, hubaal isagu ma jecla kuwa dulmiya.