7
Q.S Al-Mumtahanah (60:7)
۞ عَسَى اللّٰهُ اَنْ يَّجْعَلَ بَيْنَكُمْ وَبَيْنَ الَّذِيْنَ عَادَيْتُمْ مِّنْهُمْ مَّوَدَّةًۗ وَاللّٰهُ قَدِيْرٌۗ وَاللّٰهُ غَفُوْرٌ رَّحِيْمٌ
‘asallāhu ay yaj‘ala bainakum wa bainal-lażīna ‘ādaitum minhum mawaddah(tan), wallāhu qadīr(un), wallāhu gafūrur raḥīm(un).
Waxaa dhici karta in Eebe uu idinka yeelo jacayl dhexdiinna iyo kuwa idinka cadawga ah, Eebe waa Qaadir ah, Eebana waa Gafuur Raxiim ah.