88
Q.S An-Nisa (4:88)
۞ فَمَا لَكُمْ فِى الْمُنٰفِقِيْنَ فِئَتَيْنِ وَاللّٰهُ اَرْكَسَهُمْ بِمَا كَسَبُوْا ۗ اَتُرِيْدُوْنَ اَنْ تَهْدُوْا مَنْ اَضَلَّ اللّٰهُ ۗوَمَنْ يُّضْلِلِ اللّٰهُ فَلَنْ تَجِدَ لَهٗ سَبِيْلًا
famā lakum fil-munāfiqīna fi'ataini wallāhu arkasahum bimā kasabū, aturīdūna an tahdū man aḍallallāh(u), wa may yuḍlilillāhu falan tajida lahū sabīlā(n).
Maxaad ugu kala tagteen munaafqiinta laba kooxood? Eebe ayaa u celiyey waxay kasbadeen. Ma waxaad doonaysaan inaad hanuunisaan qolo Eebe lumiyey? Ku alla kii Eebe lumiyo ma heli doontid waddo.