Islaamka gal, halkan riix
ISLAM AL-HAQ: QURAN & XADIITH
(Islaamka Saxda ah)



Mawduuc - Akhlak dan Adab Akhlak Akhlak Mulia Taqwa Sifat-sifat orang yang bertakwa

Natiijooyinka raadinta aayadaha :
Wadarta aayadaha : 10
3
Q.S Al-Baqarah (2:3)

الَّذِيْنَ يُؤْمِنُوْنَ بِالْغَيْبِ وَيُقِيْمُوْنَ الصَّلٰوةَ وَمِمَّا رَزَقْنٰهُمْ يُنْفِقُوْنَ ۙ

al-lażīna yu'minūna bil-gaibi wa yuqīmūnaṣ-ṣalāta wa mimmā razaqnāhum yunfiqūn(a).

Kuwa rumaysta waxa aan la arkin, oo tukada salaadda, oo ka bixiya qayb ka mid ah waxa aan siinnay.


4
Q.S Al-Baqarah (2:4)

وَالَّذِيْنَ يُؤْمِنُوْنَ بِمَآ اُنْزِلَ اِلَيْكَ وَمَآ اُنْزِلَ مِنْ قَبْلِكَ ۚ وَبِالْاٰخِرَةِ هُمْ يُوْقِنُوْنَۗ

wal-lażīna yu'minūna bimā unzila ilaika wa mā unzila min qablik(a), wabil-ākhirati hum yūqinūn(a).

Iyo kuwa rumaysta waxa laguu soo dejiyey (Muxammad) iyo waxa hortii la soo dejiyey, oo iyagu dhab u rumeeyaan Aakhirota.


115
Q.S Cali Cimraan (3:115)

وَمَا يَفْعَلُوْا مِنْ خَيْرٍ فَلَنْ يُّكْفَرُوْهُ ۗ وَاللّٰهُ عَلِيْمٌ ۢبِالْمُتَّقِيْنَ

wa mā yaf‘alūna min khairin falay yukfarūh(u), wallāhu ‘alīmum bil-muttaqīn(a).

Waxay sameeyeen khayr kama lumin doono. Eebe waa Oge kuwa dhawrsan.


201
Q.S Al-Acraaf (7:201)

اِنَّ الَّذِيْنَ اتَّقَوْا اِذَا مَسَّهُمْ طٰۤىِٕفٌ مِّنَ الشَّيْطٰنِ تَذَكَّرُوْا فَاِذَا هُمْ مُّبْصِرُوْنَۚ

innal-lażīnattaqau iżā massahum ṭā'ifum minasy-syaiṭāni tażakkarū fa iżā hum mubṣirūn(a).

Kuwa dhawrsan markay taabtaan waswas Shaydaan way xusuustaan, markaasay noqdaan kuwa arka.


34
Q.S Al-Anfaal (8:34)

وَمَا لَهُمْ اَلَّا يُعَذِّبَهُمُ اللّٰهُ وَهُمْ يَصُدُّوْنَ عَنِ الْمَسْجِدِ الْحَرَامِ وَمَا كَانُوْٓا اَوْلِيَاۤءَهٗۗ اِنْ اَوْلِيَاۤؤُهٗٓ اِلَّا الْمُتَّقُوْنَ وَلٰكِنَّ اَكْثَرَهُمْ لَا يَعْلَمُوْنَ

wa mā lahum allā yu‘ażżibahumullāhu wa hum yaṣuddūna ‘anil-masjidil-ḥarāmi wa mā kānū auliyā'ah(ū), in auliyā'uhū illal-muttaqūna wa lākinna akṡarahum lā ya‘lamūn(a).

Maxaa Eebe u cadaabi waayey iyagoo ka celinaya Masjidka Xurmada leh, mana aha gargaarahoodu? Mana aha gargaarahoodu Eebe mooyee, laakiin badankoodu ma ogida.


32
Q.S Al-Xaj (22:32)

ذٰلِكَ وَمَنْ يُّعَظِّمْ شَعَاۤىِٕرَ اللّٰهِ فَاِنَّهَا مِنْ تَقْوَى الْقُلُوْبِ

Żālika wa may yu‘aẓẓim sya‘ā'irallāhi fa innahā min taqwal-qulūb(i).

Taasu waa sidaas. Ku alla kii xurmeeya calaamooyinka Eebe, taasu waxay ka timid qalbigiisa taqwa.


57
Q.S Al-Mu'minuun (23:57)

اِنَّ الَّذِيْنَ هُمْ مِّنْ خَشْيَةِ رَبِّهِمْ مُّشْفِقُوْنَ ۙ

innal-lażīna hum min khasy-yati rabbihim musyfiqūn(a).

Hubaal kuwa ka cabsada Rabbigood way ka taxaddaraan.


61
Q.S Al-Mu'minuun (23:61)

اُولٰۤىِٕكَ يُسَارِعُوْنَ فِى الْخَيْرٰتِ وَهُمْ لَهَا سٰبِقُوْنَ

ulā'ika yusāri‘ūna fil-khairāti wa hum lahā sābiqūn(a).

Kuwaas ayaa degdegsada wanaagga, iyaguna waa kuwa hormara.


3
Q.S Al-Xujuraat (49:3)

اِنَّ الَّذِيْنَ يَغُضُّوْنَ اَصْوَاتَهُمْ عِنْدَ رَسُوْلِ اللّٰهِ اُولٰۤىِٕكَ الَّذِيْنَ امْتَحَنَ اللّٰهُ قُلُوْبَهُمْ لِلتَّقْوٰىۗ لَهُمْ مَّغْفِرَةٌ وَّاَجْرٌ عَظِيْمٌ

innal-lażīna yaguḍḍūna aṣwātahum ‘inda rasūlillāhi ulā'ikal-lażīnamtaḥanallāhu qulūbahum lit-taqwā, lahum magfiratuw wa ajrun ‘aẓīm(un).

Hubaal kuwa hoos u dhiga codkooda Rasuulka Eebe agtiisa, kuwaas waa kuwa Eebe tijaabiyay qalbigooda taqwa dartiis, waxayna mudan dambi dhaaf iyo ajar weyn.


32
Q.S An-Najm (53:32)

اَلَّذِيْنَ يَجْتَنِبُوْنَ كَبٰۤىِٕرَ الْاِثْمِ وَالْفَوَاحِشَ اِلَّا اللَّمَمَۙ اِنَّ رَبَّكَ وَاسِعُ الْمَغْفِرَةِۗ هُوَ اَعْلَمُ بِكُمْ اِذْ اَنْشَاَكُمْ مِّنَ الْاَرْضِ وَاِذْ اَنْتُمْ اَجِنَّةٌ فِيْ بُطُوْنِ اُمَّهٰتِكُمْۗ فَلَا تُزَكُّوْٓا اَنْفُسَكُمْۗ هُوَ اَعْلَمُ بِمَنِ اتَّقٰى ࣖ

allażīna yajtanibūna kabā'iral-iṡmi wal-fawāḥisya illal-lamam(a), inna rabbaka wāsi‘ul-magfirah(ti), huwa a‘lamu bikum iż ansya'akum minal-arḍi wa iż antum ajinnatun fī buṭūni ummahātikum, falā tuzakkū anfusakum, huwa a‘lamu bimanittaqā.

Kuwa ka fogaan dembiyada waaweyn iyo fahashada mooyee wax yar, hubaal Rabbigaa waa mid ballaadhan cafiskiisa, isagaa idiin ogyahay markuu idiin abuuray dhulka dhexdiisa iyo markaad ahaaydeen uurka hooyadiin, ee ha isku nicmaashina nafihiinna, isagaa ogyahay kuwa ka cabsada.