Islaamka gal, halkan riix
ISLAM AL-HAQ: QURAN & XADIITH
(Islaamka Saxda ah)



Mawduuc - Akhlak dan Adab Akhlak Akhlak Buruk Pembicaraan yang tidak berarti

Natiijooyinka raadinta aayadaha :
Wadarta aayadaha : 3
3
Q.S Al-Mu'minuun (23:3)

وَالَّذِيْنَ هُمْ عَنِ اللَّغْوِ مُعْرِضُوْنَ ۙ

wal-lażīna hum ‘anil-lagwi mu‘riḍūn(a).

Oo ah kuwa Hadalka Macno Darro ka Jeedsada.


6
Q.S Lukman (31:6)

وَمِنَ النَّاسِ مَنْ يَّشْتَرِيْ لَهْوَ الْحَدِيْثِ لِيُضِلَّ عَنْ سَبِيْلِ اللّٰهِ بِغَيْرِ عِلْمٍۖ وَّيَتَّخِذَهَا هُزُوًاۗ اُولٰۤىِٕكَ لَهُمْ عَذَابٌ مُّهِيْنٌ

wa minan-nāsi may yasytarī lahwal-ḥadīṡi liyuḍilla ‘an sabīlillāhi bigairi ‘ilmiw wa yattakhiżahā huzuwā(n), ulā'ika lahum ‘ażābum muhīn(un).

Dadka waxaa ka mid ah kuwa iibsada hadal madadaalo ah si uu uga leexiyo jidka Eebe cilmi la'aan, una sameeyo wax lagu jeesjeeso, kuwaas waxaa u sugnaaday cadaab ceebayn ah.


11
Q.S Al-Ghaashiyah (88:11)

لَّا تَسْمَعُ فِيْهَا لَاغِيَةً ۗ

lā tasama‘u fīhā lāgiyah(tan).

Halkaas kuma maqli doonaan hadal aan macno lahayn.