Islaamka gal, halkan riix
ISLAM AL-HAQ: QURAN & XADIITH
(Islaamka Saxda ah)



Mawduuc - Haji Kemuliaan makkah Menghalangi dari jalan Allah

Natiijooyinka raadinta aayadaha :
Wadarta aayadaha : 1
25
Q.S Al-Xaj (22:25)

اِنَّ الَّذِيْنَ كَفَرُوْا وَيَصُدُّوْنَ عَنْ سَبِيْلِ اللّٰهِ وَالْمَسْجِدِ الْحَرَامِ الَّذِيْ جَعَلْنٰهُ لِلنَّاسِ سَوَاۤءً ۨالْعَاكِفُ فِيْهِ وَالْبَادِۗ وَمَنْ يُّرِدْ فِيْهِ بِاِلْحَادٍۢ بِظُلْمٍ نُّذِقْهُ مِنْ عَذَابٍ اَلِيْمٍ ࣖ

innal-lażīna kafarū wa yaṣuddūna ‘an sabīlillāhi wal-masjidil-ḥarāmil-lażī ja‘alnāhu lin-nāsi sawā'anil-‘ākifu fīhi wal-bād(i), wa may yurid fīhi bi'ilḥādim biẓulmin nużiqhu min ‘ażābin alīm(in).

Kuwa gaaloobay oo ka leexiya jidka Eebe iyo Masjidka Xurmada leh oo aan u yeelnay dadka oo dhan, waxaa u sugnaaday cadaab xanuun badan.