Islaamka gal, halkan riix
ISLAM AL-HAQ: QURAN & XADIITH
(Islaamka Saxda ah)



Mawduuc - 6 Rukun Iman Para Nabi dan Rasul (rukun iman no.4) Kepemimpinan Usman sampai wafatnya Pengangkatan Utsman sebagai Khalifah

Natiijooyinka raadinta aayadaha :
Wadarta aayadaha : 1
159
Q.S Cali Cimraan (3:159)

فَبِمَا رَحْمَةٍ مِّنَ اللّٰهِ لِنْتَ لَهُمْ ۚ وَلَوْ كُنْتَ فَظًّا غَلِيْظَ الْقَلْبِ لَانْفَضُّوْا مِنْ حَوْلِكَ ۖ فَاعْفُ عَنْهُمْ وَاسْتَغْفِرْ لَهُمْ وَشَاوِرْهُمْ فِى الْاَمْرِۚ فَاِذَا عَزَمْتَ فَتَوَكَّلْ عَلَى اللّٰهِ ۗ اِنَّ اللّٰهَ يُحِبُّ الْمُتَوَكِّلِيْنَ

fabimā raḥmatim minallāhi linta lahum, wa lau kunta faẓẓan galīẓal-qalbi lanfaḍḍū min ḥaulik(a), fa‘fu ‘anhum wastagfir lahum wa syāwirhum fil-amr(i), fa iżā ‘azamta fa tawakkal ‘alallāh(i), innallāha yuḥibbul-mutawakkilīn(a).

Naxariistii Eebe dartood waxaad u jilicsanaatay, haddaad adkaatay oo qalbi adag ahaatay way kaa kala firdheen. Markaa caf, waydiisto cafis iyaga, la tasho arrimaha. Markaad go'aan yeelatid ku dheg Eebe. Eebe wuu jecla kuwa ku dhegan.