Islaamka gal, halkan riix
ISLAM AL-HAQ: QURAN & XADIITH
(Islaamka Saxda ah)



Mawduuc - 6 Rukun Iman Para Nabi dan Rasul (rukun iman no.4) Kepemimpinan Umar sampai wafatnya Kebijakan Umar dalam masalah ekonomi dan sosial

Natiijooyinka raadinta aayadaha :
Wadarta aayadaha : 1
7
Q.S Al-Hashr (59:7)

مَآ اَفَاۤءَ اللّٰهُ عَلٰى رَسُوْلِهٖ مِنْ اَهْلِ الْقُرٰى فَلِلّٰهِ وَلِلرَّسُوْلِ وَلِذِى الْقُرْبٰى وَالْيَتٰمٰى وَالْمَسٰكِيْنِ وَابْنِ السَّبِيْلِۙ كَيْ لَا يَكُوْنَ دُوْلَةً ۢ بَيْنَ الْاَغْنِيَاۤءِ مِنْكُمْۗ وَمَآ اٰتٰىكُمُ الرَّسُوْلُ فَخُذُوْهُ وَمَا نَهٰىكُمْ عَنْهُ فَانْتَهُوْاۚ وَاتَّقُوا اللّٰهَ ۗاِنَّ اللّٰهَ شَدِيْدُ الْعِقَابِۘ

mā afā'allāhu ‘alā rasūlihī min ahlil-qurā fa lillāhi wa lir-rasūli wa liżil-qurbā wal-yatāmā wal-masākīni wabnis-sabīl(i), kailā yakūna dūlatam bainal-agniyā'i minkum, wa mā ātākumur-rasūlu fa khużūhu wa mā nahākum ‘anhu fantahū, wattaqullāh(a), innallāha syadīdul-‘iqāb(i).

Wax kasta oo Eebe rasuulkiisa ku soo celiyay reer magaalooyinka, waxaa iska leh Eebe iyo rasuulkiisa iyo qaraabada iyo agoonta iyo miskiinka iyo socotada, si aanay u noqon kuwa hodanka ah dhexdiinna, wax kasta oo rasuulku idiin siiyo qaata, waxa uu idiinka reebana iska ilaaliya, Eebana ka cabsada, hubaal Eebe waa adag yahay cadaabkiisa.