اِنَّ الَّذِيْنَ كَفَرُوْا بِاٰيٰتِنَا سَوْفَ نُصْلِيْهِمْ نَارًاۗ كُلَّمَا نَضِجَتْ جُلُوْدُهُمْ بَدَّلْنٰهُمْ جُلُوْدًا غَيْرَهَا لِيَذُوْقُوا الْعَذَابَۗ اِنَّ اللّٰهَ كَانَ عَزِيْزًا حَكِيْمًا
innal-lażīna kafarū bi'āyātinā sanuṣlīhim nārā(n), kullamā naḍijat julūduhum baddalnāhum julūdan gairahā liyażūqul-‘ażāb(a), innallāha kāna ‘azīzan ḥakīmā(n).
Kuwa gaaloobay aayadahayaga waxaan gali doonaa naarta. Markay dubto maqaarkooda, waxaan u bedeli doonaa maqaar kale si ay dhadhamiyaan cadaabka. Eebe waa Adag yahay, Xikmad leh.
تَصْلٰى نَارًا حَامِيَةً ۙ
taṣlā nāran ḥāmiyah(tan).
Waxay geli doonaan naarta kulul.
تُسْقٰى مِنْ عَيْنٍ اٰنِيَةٍ ۗ
tusqā min ‘ainin āniyah(tin).
Waxaa laga waraabin doonaa ilo kulul.
لَيْسَ لَهُمْ طَعَامٌ اِلَّا مِنْ ضَرِيْعٍۙ
laisa lahum ṭa‘āmun illā min ḍarī‘(in).
Cunto uma jirto iyaga mooyee geed qodxo leh.
لَّا يُسْمِنُ وَلَا يُغْنِيْ مِنْ جُوْعٍۗ
lā yusminu wa lā yugnī min jū‘(in).
Mana naaxiyo, mana ka saaro gaajada.