Islaamka gal, halkan riix
ISLAM AL-HAQ: QURAN & XADIITH
(Islaamka Saxda ah)



Mawduuc - Shalat Shalat Jum'at Adab-adab dan sunnah di hari Jum’at Tinggalkan Perniagaan dan jual beli

Natiijooyinka raadinta aayadaha :
Wadarta aayadaha : 2
9
Q.S Al- jimcaha (62:9)

يٰٓاَيُّهَا الَّذِيْنَ اٰمَنُوْٓا اِذَا نُوْدِيَ لِلصَّلٰوةِ مِنْ يَّوْمِ الْجُمُعَةِ فَاسْعَوْا اِلٰى ذِكْرِ اللّٰهِ وَذَرُوا الْبَيْعَۗ ذٰلِكُمْ خَيْرٌ لَّكُمْ اِنْ كُنْتُمْ تَعْلَمُوْنَ

yā ayyuhal-lażīna āmanū iżā nūdiya liṣ-ṣalāti miy yaumil-jumu‘ati fas‘au ilā żikrillāhi wa żarul-bai‘(a), żālikum khairul lakum in kuntum ta‘lamūn(a).

Mu'miniintoy! Marka la yeedho salaadda Jimcaha, u carara xusuusta Eebe, oo ganacsiga iska daaya, taasu way idiin khayr badan tahay haddaad ogtihiin.


11
Q.S Al- jimcaha (62:11)

وَاِذَا رَاَوْا تِجَارَةً اَوْ لَهْوًا ۨانْفَضُّوْٓا اِلَيْهَا وَتَرَكُوْكَ قَاۤىِٕمًاۗ قُلْ مَا عِنْدَ اللّٰهِ خَيْرٌ مِّنَ اللَّهْوِ وَمِنَ التِّجَارَةِۗ وَاللّٰهُ خَيْرُ الرّٰزِقِيْنَ ࣖ

wa iżā ra'au tijāratan au lahwaninfaḍḍū ilaihā wa tarakūka qā'imā(n), qul mā ‘indallāhi khairum minal-lahwi wa minat-tijārah(ti), wallāhu khairur-rāziqīn(a).

Markay arkaan ganacsi ama madadaalo way ku kala tagaan xaggiisa, waxayna kaa tageen adigoo taagan, waxaad dhahdaa: Waxa Eebe agtiisa ku sugan waa ka khayr badan ganacsiga iyo madadaalada, Eebana waa khayrka bixiyaasha rizqiga.