15
Q.S Al-Mu'minuun (23:15)
ثُمَّ اِنَّكُمْ بَعْدَ ذٰلِكَ لَمَيِّتُوْنَ ۗ
Ṡumma innakum ba‘da żālika lamayyitūn(a).
Kadib taas, hubaal waad dhiman doontaan.
30
Q.S Az-Zumar (39:30)
اِنَّكَ مَيِّتٌ وَّاِنَّهُمْ مَّيِّتُوْنَ ۖ
innaka mayyituw wa innahum mayyitūn(a).
Hubaal adigu waad dhiman doontaa, iyaguna way dhiman doonaan.
31
Q.S Az-Zumar (39:31)
ثُمَّ اِنَّكُمْ يَوْمَ الْقِيٰمَةِ عِنْدَ رَبِّكُمْ تَخْتَصِمُوْنَ ࣖ ۔
Ṡumma innakum yaumal-qiyāmati ‘inda rabbikum takhtaṣimūn(a).
Markaas maalinta Qiyaamaha Rabbigiin baa idin dhex mari doona.