Islaamka gal, halkan riix
ISLAM AL-HAQ: QURAN & XADIITH
(Islaamka Saxda ah)



Mawduuc - Islam Pembatal Keislaman Yang Menyebabkan Kemunduran Umat Islam Ulama yang jelek menjual agama Ancaman bagi Ulama yang menjual Agamanya

Natiijooyinka raadinta aayadaha :
Wadarta aayadaha : 2
41
Q.S Al-Baqarah (2:41)

وَاٰمِنُوْا بِمَآ اَنْزَلْتُ مُصَدِّقًا لِّمَا مَعَكُمْ وَلَا تَكُوْنُوْٓا اَوَّلَ كَافِرٍۢ بِهٖ ۖ وَلَا تَشْتَرُوْا بِاٰيٰتِيْ ثَمَنًا قَلِيْلًا ۖوَّاِيَّايَ فَاتَّقُوْنِ

wa āminū bimā anzaltu muṣaddiqal limā ma‘akum wa lā takūnū awwala kāfirim bih(ī), wa lā tasytarū bi'āyātī ṡamanan qalīlā(n), wa iyyāya fattaqūn(i).

Rumaysta waxaan soo dejiyey oo rumaynaya waxa idinla jira, hana noqonina kuwa ugu horreeya ee gaalooba. Hana iibsanina aayadayda qiimo yar, aniga oo keliya iga dhawrsada.


44
Q.S Al-Maa'idah (5:44)

اِنَّآ اَنْزَلْنَا التَّوْرٰىةَ فِيْهَا هُدًى وَّنُوْرٌۚ يَحْكُمُ بِهَا النَّبِيُّوْنَ الَّذِيْنَ اَسْلَمُوْا لِلَّذِيْنَ هَادُوْا وَالرَّبّٰنِيُّوْنَ وَالْاَحْبَارُ بِمَا اسْتُحْفِظُوْا مِنْ كِتٰبِ اللّٰهِ وَكَانُوْا عَلَيْهِ شُهَدَاۤءَۚ فَلَا تَخْشَوُا النَّاسَ وَاخْشَوْنِ وَلَا تَشْتَرُوْا بِاٰيٰتِيْ ثَمَنًا قَلِيْلًا ۗوَمَنْ لَّمْ يَحْكُمْ بِمَآ اَنْزَلَ اللّٰهُ فَاُولٰۤىِٕكَ هُمُ الْكٰفِرُوْنَ

innā anzalnat-taurāta fīhā hudaw wa nūr(un), yaḥkumu bihan-nabiyyūnal-lażīna aslamū lil-lażīna hādū war-rabbāniyyūna wal-aḥbāru bimastuḥfiẓū min kitābillāhi wa kānū ‘alaihi syuhadā'(a), falā takhsyawun-nāsa wakhsyauni wa lā tasytarū bi'āyātī ṡamanan qalīlā(n), wa mal lam yaḥkum bimā anzalallāhu fa ulā'ika humul-kāfirūn(a).

Waxaan soo dejinay Tawreed oo ku jirta hanuun iyo nuur. Nabiyadii muslimiinta waxay ku xukumi jireen, sidoo kale rabbaaniyiinta iyo ahbaarta waxay ku xukumi jireen waxa Eebe u soo dajiyey, waxayna ahaayeen markhaatiyadiisa. Markaa ha ka cabsanina dadka, ee iga cabsada. Hana ku iibsanina aayadayda qiimo yar. Ku alla kii aan xukumin waxa Eebe soo dejiyey, kuwaas waa fasaadiinta.