84
Q.S At-Tawbah (9:84)
وَلَا تُصَلِّ عَلٰٓى اَحَدٍ مِّنْهُمْ مَّاتَ اَبَدًا وَّلَا تَقُمْ عَلٰى قَبْرِهٖۗ اِنَّهُمْ كَفَرُوْا بِاللّٰهِ وَرَسُوْلِهٖ وَمَاتُوْا وَهُمْ فٰسِقُوْنَ
wa lā tuṣalli ‘alā aḥadim minhum māta abadaw wa lā taqum ‘alā qabrih(ī), innahum kafarū billāhi wa rasūlihī wa mātū wa hum fāsiqūn(a).
Hana ku tukaan midkoodna weligiis, hana ku istaagin qabrigiisa. Iyagu way diideen Eebe iyo Rasuulkiisa, waxayna dhinteen iyagoo fasaadiin ah.
18
Q.S Al-jin (72:18)
وَّاَنَّ الْمَسٰجِدَ لِلّٰهِ فَلَا تَدْعُوْا مَعَ اللّٰهِ اَحَدًاۖ
wa annal-masājida lillāhi falā tad‘ū ma‘allāhi aḥadā(n).
Masjidyada waxaa loogu talagalay Eebe, ee ha u yeedhina cidna Eebe la jir.