19
Q.S Maxamed (47:19)
فَاعْلَمْ اَنَّهٗ لَآ اِلٰهَ اِلَّا اللّٰهُ وَاسْتَغْفِرْ لِذَنْۢبِكَ وَلِلْمُؤْمِنِيْنَ وَالْمُؤْمِنٰتِۚ وَاللّٰهُ يَعْلَمُ مُتَقَلَّبَكُمْ وَمَثْوٰىكُمْ ࣖ
fa‘lam annahū lā ilāha illallāhu wastagfir liżambika wa lil-u'minīna wal-u'mināt(i), wallāhu ya‘lamu mutaqallabakum wa maṡwākum.
Ogsoonow inaan Eebe ahayn Ilaah kale, waydiin dambi dhaaf dembigaaga iyo mu'miniinta iyo mu'minaadka, Eebe waa ogyahay meesha aad ku nooshahay iyo meesha aad ku nasanaysaan.