Islaamka gal, halkan riix
ISLAM AL-HAQ: QURAN & XADIITH
(Islaamka Saxda ah)



Mawduuc - Islam Pembatal Keislaman Yang Menyebabkan Kemunduran Umat Islam Kebid'ahan Ancaman bagi Ahli Bid'ah

Natiijooyinka raadinta aayadaha :
Wadarta aayadaha : 2
153
Q.S Al-Ancaam (6:153)

وَاَنَّ هٰذَا صِرَاطِيْ مُسْتَقِيْمًا فَاتَّبِعُوْهُ ۚوَلَا تَتَّبِعُوا السُّبُلَ فَتَفَرَّقَ بِكُمْ عَنْ سَبِيْلِهٖ ۗذٰلِكُمْ وَصّٰىكُمْ بِهٖ لَعَلَّكُمْ تَتَّقُوْنَ

wa anna hāżā ṣirāṭī mustaqīman fattabi‘ūh(u), wa lā tattabi‘us-subula fa tafarraqa bikum ‘an sabīlih(ī), żālikum waṣṣākum bihī la‘allakum tattaqūn(a).

Taasu waa jidkayga toosan, markaa raaca. Hana raacina jidadka kale si uu idiinka kala saaro jidkiisa. Taasu wuu idiin waaniyey si aad ka dhawrsataan.


63
Q.S An-Nuur (24:63)

لَا تَجْعَلُوْا دُعَاۤءَ الرَّسُوْلِ بَيْنَكُمْ كَدُعَاۤءِ بَعْضِكُمْ بَعْضًاۗ قَدْ يَعْلَمُ اللّٰهُ الَّذِيْنَ يَتَسَلَّلُوْنَ مِنْكُمْ لِوَاذًاۚ فَلْيَحْذَرِ الَّذِيْنَ يُخَالِفُوْنَ عَنْ اَمْرِهٖٓ اَنْ تُصِيْبَهُمْ فِتْنَةٌ اَوْ يُصِيْبَهُمْ عَذَابٌ اَلِيْمٌ

lā taj‘alū du‘ā'ar-rasūli bainakum kadu‘ā'i ba‘ḍikum ba‘ḍā(n), qad ya'lamullāhul-lażīna yatasallalūna minkum liwāżā(n), falyaḥżaril-lażīna yukhālifūna ‘an amrihī an tuṣībahum fitnatun au yuṣībahum ‘ażābun alīm(un).

Ha ka dhigin baaqa rasuulka idinka dhex jira sida baaqa qaar idinka mid ah qaar, Eebe wuu ogyahay kuwa idinka dhex baxsada iyagoo is daboolaya, ha ka digtoonaadaan kuwa khilaafsan amarkiisa inay ku dhacdo fitno ama cadaab xanuun badan.