Islaamka gal, halkan riix
ISLAM AL-HAQ: QURAN & XADIITH
(Islaamka Saxda ah)



Mawduuc - Islam Pembatal Keislaman Yang Menyebabkan Kemunduran Umat Islam Kesyirikan Larangan berdoa kepada selain Allah

Natiijooyinka raadinta aayadaha :
Wadarta aayadaha : 5
106
Q.S Yoonis (10:106)

وَلَا تَدْعُ مِنْ دُوْنِ اللّٰهِ مَا لَا يَنْفَعُكَ وَلَا يَضُرُّكَ ۚفَاِنْ فَعَلْتَ فَاِنَّكَ اِذًا مِّنَ الظّٰلِمِيْنَ

wa lā tad‘u min dūnillāhi mā lā yanfa‘uka wa lā yaḍurruk(a), fa in fa‘alta fa innaka iżam minaẓ-ẓālimīn(a).

Hana caabudin Eebe ka sokow waxaan wax tarayn ama waxyeellayn. Haddaad caabudid, waxaad ka mid noqon doontaa kuwa dulmiya.


17
Q.S Al-Cankabuut (29:17)

اِنَّمَا تَعْبُدُوْنَ مِنْ دُوْنِ اللّٰهِ اَوْثَانًا وَّتَخْلُقُوْنَ اِفْكًا ۗاِنَّ الَّذِيْنَ تَعْبُدُوْنَ مِنْ دُوْنِ اللّٰهِ لَا يَمْلِكُوْنَ لَكُمْ رِزْقًا فَابْتَغُوْا عِنْدَ اللّٰهِ الرِّزْقَ وَاعْبُدُوْهُ وَاشْكُرُوْا لَهٗ ۗاِلَيْهِ تُرْجَعُوْنَ

innamā ta‘budūna min dūnillāhi auṡānaw wa takhluqūna ifkā(n), innal-lażīna ta‘budūna min dūnillāhi lā yamlikūna lakum rizqan fabtagū ‘indallāhir-rizqa wa‘budūhu wasykurū lah(ū), ilaihi turja‘ūn(a).

'Waxaad caabudaysaan Eebe ka sokow sanamyo, waxayna idiin abuureen been, runtii waxaad caabudaysaan Eebe ka sokow ma hanan karaan rizqi, ee Eebe agtiisa raadiya rizqiga, isagaa caabuda, isagaa loo celin doonaa.'


13
Q.S Faatiir (35:13)

يُوْلِجُ الَّيْلَ فِى النَّهَارِ وَيُوْلِجُ النَّهَارَ فِى الَّيْلِۚ وَسَخَّرَ الشَّمْسَ وَالْقَمَرَ كُلٌّ يَّجْرِيْ لِاَجَلٍ مُّسَمًّىۗ ذٰلِكُمُ اللّٰهُ رَبُّكُمْ لَهُ الْمُلْكُۗ وَالَّذِيْنَ تَدْعُوْنَ مِنْ دُوْنِهٖ مَا يَمْلِكُوْنَ مِنْ قِطْمِيْرٍۗ

yūlijul-laila fin-nahāri wa yūlijun-nahāra fil-lail(i), wa sakhkharasy-syamsa wal-qamara kulluy yajrī li'ajalim musammā(n), żālikumullāhu rabbukum lahul-mulk(u), wal-lażīna tad‘ūna min dūnihī mā yamlikūna min qiṭmīr(in).

Habeenka wuxuu geliyaa maalinka, maalintana wuxuu geliyaa habeenka, qorraxda iyo dayaxa wuu sakhiray, mid walba wuxuu socdaa muddo go'an. Taasu waa Eebe Rabbigiin, isagaa boqortooyada leh. Kuwa aad caabuddaan isaga ka sokoow xataa qolofta timirta ma haystaan.


5
Q.S Al-Axqaaf (46:5)

وَمَنْ اَضَلُّ مِمَّنْ يَّدْعُوْا مِنْ دُوْنِ اللّٰهِ مَنْ لَّا يَسْتَجِيْبُ لَهٗٓ اِلٰى يَوْمِ الْقِيٰمَةِ وَهُمْ عَنْ دُعَاۤىِٕهِمْ غٰفِلُوْنَ

wa man aḍallu mimmay yad‘ū min dūnillāhi mal lā yastajību lahū ilā yaumil-qiyāmati wa hum ‘an du‘ā'ihim gāfilūn(a).

Yaa ka baadi badan kan Eebe ka sokoow u yeedha wax aan u jawaabi karin ilaa maalinta Qiyaamaha, waxayna ka heedhsan yihiin baryadooda.


18
Q.S Al-jin (72:18)

وَّاَنَّ الْمَسٰجِدَ لِلّٰهِ فَلَا تَدْعُوْا مَعَ اللّٰهِ اَحَدًاۖ

wa annal-masājida lillāhi falā tad‘ū ma‘allāhi aḥadā(n).

Masjidyada waxaa loogu talagalay Eebe, ee ha u yeedhina cidna Eebe la jir.