Islaamka gal, halkan riix
ISLAM AL-HAQ: QURAN & XADIITH
(Islaamka Saxda ah)



Mawduuc - 6 Rukun Iman Hari Kiamat (rukun iman no.5) Mizan beratnya kalimat syahadat di mizan

Natiijooyinka raadinta aayadaha :
Wadarta aayadaha : 1
18
Q.S Al-Xaj (22:18)

اَلَمْ تَرَ اَنَّ اللّٰهَ يَسْجُدُ لَهٗ مَنْ فِى السَّمٰوٰتِ وَمَنْ فِى الْاَرْضِ وَالشَّمْسُ وَالْقَمَرُ وَالنُّجُوْمُ وَالْجِبَالُ وَالشَّجَرُ وَالدَّوَاۤبُّ وَكَثِيْرٌ مِّنَ النَّاسِۗ وَكَثِيْرٌ حَقَّ عَلَيْهِ الْعَذَابُۗ وَمَنْ يُّهِنِ اللّٰهُ فَمَا لَهٗ مِنْ مُّكْرِمٍۗ اِنَّ اللّٰهَ يَفْعَلُ مَا يَشَاۤءُ ۩ۗ

alam tara annallāha yasjudu lahū man fis-samāwāti wa man fil-arḍi wasy-syamsu wal-qamaru wan-nujūmu wal-jibālu wasy-syajaru wad-dawābbu wa kaṡīrum minan-nās(i), wa kaṡīrun ḥaqqa ‘alaihil-‘ażāb(u), wa may yuhinillāhu famā lahū mim mukrim(in), innallāha yaf‘alu mā yasyā'(u).

Ma waxaad aragtaan in Eebe hortiisa ay sujuudaan kuwa samooyinka iyo dhulka ku sugan, qorraxda, dayaxa, xiddigaha, buuraha, geedaha, xayawaanka, iyo dad badan? Waxaa badan kuwa mutaysan cadaabka. Ku alla kii Eebe ceebeeyo ma heli doono mid sharaf siiya. Eebe wuxuu yeelaa waxa uu doono.