وَلَا تَدْعُ مَعَ اللّٰهِ اِلٰهًا اٰخَرَۘ لَآ اِلٰهَ اِلَّا هُوَۗ كُلُّ شَيْءٍ هَالِكٌ اِلَّا وَجْهَهٗ ۗ لَهُ الْحُكْمُ وَاِلَيْهِ تُرْجَعُوْنَ ࣖ
wa lā tad‘u ma‘allāhi ilāhan ākhar(a), lā ilāha illā huw(a), kullu syai'in hālikun illā wajhah(ū), lahul-ḥukmu wa ilaihi turja‘ūn(a).
Hana caabudin Eebe ilaah kale isaga mooyee, ma jiro ilaah kale isaga mooyee, wax walba way halligmi doonaan marka laga reebo wejigiisa, xukunka isagaa leh, isagaa loo celin doonaa.
اِنَّكَ مَيِّتٌ وَّاِنَّهُمْ مَّيِّتُوْنَ ۖ
innaka mayyituw wa innahum mayyitūn(a).
Hubaal adigu waad dhiman doontaa, iyaguna way dhiman doonaan.
كُلُّ مَنْ عَلَيْهَا فَانٍۖ
kullu man ‘alaihā fān(in).
Wax walba wuu dhintaa mooyee wajiga Rabbigaaga.
وَّيَبْقٰى وَجْهُ رَبِّكَ ذُو الْجَلٰلِ وَالْاِكْرَامِۚ
wa yabqā wajhu rabbika żul-jalāli wal-ikrām(i).
Ee nicmada Rabbigiinnee baad beeninaysaan?