Islaamka gal, halkan riix
ISLAM AL-HAQ: QURAN & XADIITH
(Islaamka Saxda ah)



Mawduuc - 6 Rukun Iman Hari Kiamat (rukun iman no.5) Peristiwa Kiamat Goncangan Besar Bumi (Zalzalah)

Natiijooyinka raadinta aayadaha :
Wadarta aayadaha : 4
1
Q.S Al-Xaj (22:1)

يٰٓاَيُّهَا النَّاسُ اتَّقُوْا رَبَّكُمْۚ اِنَّ زَلْزَلَةَ السَّاعَةِ شَيْءٌ عَظِيْمٌ

yā ayyuhan-nāsuttaqū rabbakum, inna zalzalatas-sā‘ati syai'un ‘aẓīm(un).

Dadkaow! Ka dhawrsada Rabbigiin. Runtii gariirka saacaddu waa arrin weyn.


2
Q.S Al-Xaj (22:2)

يَوْمَ تَرَوْنَهَا تَذْهَلُ كُلُّ مُرْضِعَةٍ عَمَّآ اَرْضَعَتْ وَتَضَعُ كُلُّ ذَاتِ حَمْلٍ حَمْلَهَا وَتَرَى النَّاسَ سُكٰرٰى وَمَا هُمْ بِسُكٰرٰى وَلٰكِنَّ عَذَابَ اللّٰهِ شَدِيْدٌ

yauma taraunahā tażhalu kullu murḍi‘atin ‘ammā arḍa‘at wa taḍa‘u kullu żāti ḥamlin ḥamlahā wa taran-nāsa sukārā wa mā hum bisukārā wa lākinna ‘ażāballāhi syadīd(un).

Maalinta aad aragtaan, hooyadii naaska nuujinaysaa way illoobaysaa ilmaheeda, dhalaan walbana wuu dhici doonaa, dadkuna waxaad arki doontaan iyagoo sakhraansan, mana aha sakhraan, laakiin cadaabka Eebe waa adag yahay.


1
Q.S Az-Zalzalah (99:1)

اِذَا زُلْزِلَتِ الْاَرْضُ زِلْزَالَهَاۙ

iżā zulzilatil-arḍu zilzālahā.

Marka DHulka la gilgilo gilgilkiisa (cajiib ah).


2
Q.S Az-Zalzalah (99:2)

وَاَخْرَجَتِ الْاَرْضُ اَثْقَالَهَاۙ

wa akhrajatil-arḍu aṡqālahā.

Dhulkuna soo bixiyo culaykiisii (wixii ku aasnaa).