Islaamka gal, halkan riix
ISLAM AL-HAQ: QURAN & XADIITH
(Islaamka Saxda ah)



Mawduuc - 6 Rukun Iman Hari Kiamat (rukun iman no.5) Peristiwa Kiamat Tiupan Sangkakala Pertama (Nafkhatul Faza') untuk membuat ketakutan dan terkejut semuanya

Natiijooyinka raadinta aayadaha :
Wadarta aayadaha : 3
87
Q.S An-Naml (27:87)

وَيَوْمَ يُنْفَخُ فِى الصُّوْرِ فَفَزِعَ مَنْ فِى السَّمٰوٰتِ وَمَنْ فِى الْاَرْضِ اِلَّا مَنْ شَاۤءَ اللّٰهُ ۗوَكُلٌّ اَتَوْهُ دٰخِرِيْنَ

wa yauma yunfakhu fiṣ-ṣūri fa fazi‘a man fis-samāwāti wa man fil-arḍi illā man syā'allāh(u), wa kullun atauhu dākhirīn(a).

Maalinta la afuufi doono buunka, waxaa argagaxsan waxa samooyinka iyo dhulka ku jira marka laga reebo cidduu Eebe doono, dhammaantood waxay u yimaadaan isagoo dulli ah.


51
Q.S Yaa-Sin (36:51)

وَنُفِخَ فِى الصُّوْرِ فَاِذَا هُمْ مِّنَ الْاَجْدَاثِ اِلٰى رَبِّهِمْ يَنْسِلُوْنَ

wa nufikha fiṣ-ṣūri fa'iżā hum minal-ajdāṡi ilā rabbihim yansilūn(a).

Buunka ayaa la afuufay, markaas qabrigoodii way ka soo baxaan Rabbigood xaggiisa degdeg u socda.


68
Q.S Az-Zumar (39:68)

وَنُفِخَ فِى الصُّوْرِ فَصَعِقَ مَنْ فِى السَّمٰوٰتِ وَمَنْ فِى الْاَرْضِ اِلَّا مَنْ شَاۤءَ اللّٰهُ ۗ ثُمَّ نُفِخَ فِيْهِ اُخْرٰى فَاِذَا هُمْ قِيَامٌ يَّنْظُرُوْنَ

wa nufikha fiṣ-ṣūri faṣa‘iqa man fis-samāwāti wa man fil-arḍi illā man syā'allāh(u), ṡumma nufikha fīhi ukhrā fa'iżā hum qiyāmuy yanẓurūn(a).

Buunka ayaa la afuufay, waxa samooyinka iyo dhulka ku sugan way dhinteen marka laga reebo qofkii Eebe doono, markaas mar kale ayaa la afuufay, markaas way kaceen iyagoo eegaya.