Islaamka gal, halkan riix
ISLAM AL-HAQ: QURAN & XADIITH
(Islaamka Saxda ah)



Mawduuc - Sejarah Sejarah Di Madinah Peperangan Perang Khandaq Kesulitan pada perang Khandak

Natiijooyinka raadinta aayadaha :
Wadarta aayadaha : 2
11
Q.S Al-Axz ab (33:11)

هُنَالِكَ ابْتُلِيَ الْمُؤْمِنُوْنَ وَزُلْزِلُوْا زِلْزَالًا شَدِيْدًا

hunālikabtuliyal-mu'minūna wa zulzilū zilzālan syadīdā(n).

Halkaas ayaa la imtixaamay mu'miniintii, waxaana la gilgilay gilgilasho xoog leh.


22
Q.S Al-Axz ab (33:22)

وَلَمَّا رَاَ الْمُؤْمِنُوْنَ الْاَحْزَابَۙ قَالُوْا هٰذَا مَا وَعَدَنَا اللّٰهُ وَرَسُوْلُهٗ وَصَدَقَ اللّٰهُ وَرَسُوْلُهٗ ۖوَمَا زَادَهُمْ اِلَّآ اِيْمَانًا وَّتَسْلِيْمًاۗ

wa lammā ra'al-mu'minūnal-aḥzāb(a), qālū hāżā mā wa‘adanallāhu wa rasūluhū wa ṣadaqallāhu wa rasūluh(ū), wa mā zādahum illā īmānaw wa taslīmā(n).

Markay mu'miniintii arkeen ahzaabta waxay dhahdeen: 'Taasu waa wax Eebbe iyo Rasuulkiisa noo ballan qaaday, run baa Eebbe iyo Rasuulkiisu sheegeen.' Taasu waxay kordhisay iimaan iyo islaam.