Islaamka gal, halkan riix
ISLAM AL-HAQ: QURAN & XADIITH
(Islaamka Saxda ah)



Mawduuc - Sejarah Sejarah Di Madinah Peperangan Perang Hunain Hasil perang Hunain

Natiijooyinka raadinta aayadaha :
Wadarta aayadaha : 1
26
Q.S At-Tawbah (9:26)

ثُمَّ اَنْزَلَ اللّٰهُ سَكِيْنَتَهٗ عَلٰى رَسُوْلِهٖ وَعَلَى الْمُؤْمِنِيْنَ وَاَنْزَلَ جُنُوْدًا لَّمْ تَرَوْهَا وَعَذَّبَ الَّذِيْنَ كَفَرُوْاۗ وَذٰلِكَ جَزَاۤءُ الْكٰفِرِيْنَ

Ṡumma anzalallāhu sakīnatahū ‘alā rasūlihī wa ‘alal-mu'minīna wa anzala junūdal lam tarauhā wa ‘ażżabal-lażīna kafarū, wa żālika jazā'ul-kāfirīn(a).

Markaasuu Eebe soo dejiyey nabadkiisa Rasuulkiisa iyo mu'miniinta, wuxuuna soo dejiyey ciidan aadnaan arkin, wuxuuna cadaabiyey kuwa gaaloobay, taasu waa abaalmarintoodii.