Islaamka gal, halkan riix
ISLAM AL-HAQ: QURAN & XADIITH
(Islaamka Saxda ah)



Mawduuc - Haji Salah satu syarat haji adalah mampu

Natiijooyinka raadinta aayadaha :
Wadarta aayadaha : 1
97
Q.S Cali Cimraan (3:97)

فِيْهِ اٰيٰتٌۢ بَيِّنٰتٌ مَّقَامُ اِبْرٰهِيْمَ ەۚ وَمَنْ دَخَلَهٗ كَانَ اٰمِنًا ۗ وَلِلّٰهِ عَلَى النَّاسِ حِجُّ الْبَيْتِ مَنِ اسْتَطَاعَ اِلَيْهِ سَبِيْلًا ۗ وَمَنْ كَفَرَ فَاِنَّ اللّٰهَ غَنِيٌّ عَنِ الْعٰلَمِيْنَ

fīhi āyātum bayyinātum maqāmu ibrāhīm(a), wa man dakhalahū kāna āminā(n), wa lillāhi ‘alan-nāsi ḥijjul-baiti manistaṭā‘a ilaihi sabīlā(n), wa man kafara fa innallāha ganiyyun ‘anil-‘ālamīn(a).

Waxaa ku jira calaamooyin cad cad, meesha Ibraahim taagan, ku alla kii galana waa nabad. Xajka guriga waa waajib Eebe agtiisa ku alla kii awood u leh jidka. Ku alla kii gaalooba, Eebe waa ka madax bannaan caalamka.