Islaamka gal, halkan riix
ISLAM AL-HAQ: QURAN & XADIITH
(Islaamka Saxda ah)



Mawduuc - Makan dan Minum Makanan Berburu Hukum yang bersangkutan dengan berburu Kafarat berburu pada saat ihram

Natiijooyinka raadinta aayadaha :
Wadarta aayadaha : 1
95
Q.S Al-Maa'idah (5:95)

يٰٓاَيُّهَا الَّذِيْنَ اٰمَنُوْا لَا تَقْتُلُوا الصَّيْدَ وَاَنْتُمْ حُرُمٌ ۗوَمَنْ قَتَلَهٗ مِنْكُمْ مُّتَعَمِّدًا فَجَزَۤاءٌ مِّثْلُ مَا قَتَلَ مِنَ النَّعَمِ يَحْكُمُ بِهٖ ذَوَا عَدْلٍ مِّنْكُمْ هَدْيًاۢ بٰلِغَ الْكَعْبَةِ اَوْ كَفَّارَةٌ طَعَامُ مَسٰكِيْنَ اَوْ عَدْلُ ذٰلِكَ صِيَامًا لِّيَذُوْقَ وَبَالَ اَمْرِهٖ ۗعَفَا اللّٰهُ عَمَّا سَلَفَ ۗوَمَنْ عَادَ فَيَنْتَقِمُ اللّٰهُ مِنْهُ ۗوَاللّٰهُ عَزِيْزٌ ذُو انْتِقَامٍ

yā ayyuhal-lażīna āmanū lā taqtuluṣ-ṣaida wa antum ḥurum(un), wa man qatalahū minkum muta‘ammidan fa jazā'um miṡlu mā qatala minan-na‘ami yaḥkumu bihī żawā ‘adlim minkum hadyam bāligal-ka‘bati au kaffāratun ṭa‘āmu masākīna au ‘adlu żālika ṣiyāmal liyażūqa wabāla amrih(ī), ‘afallāhu ‘ammā salaf(a), wa man ‘āda fa yantaqimullāhu minh(u), wallāhu ‘azīzun żuntiqām(in).

Mu'miniintow! Ha ugaarsanina idinkoo Ihraam ah. Ku alla kii idinka mid ah ugaarsada ula kac, abaalmarintiisu waa wax la mid ah wixii uu dilay oo xoolo ah, laba cadaalad ah oo idinka mid ah ayaa go'aamin doona hadyada la keeno Maka, ama kafaarad quudin miskiin ama camal wanaagsan si loo dhadhamiyo xumaanta camalkiisa. Eebe waa cafiyay wixii horay dhacay. Ku alla kii soo celiya, Eebe wuu ka aargoosan doonaa. Eebe waa Adag yahay, Ciqaab leh.