Islaamka gal, halkan riix
ISLAM AL-HAQ: QURAN & XADIITH
(Islaamka Saxda ah)



Mawduuc - Peradilan dan hakim Kekuasaan yang sah Kekuasaan umum Hak-hak pemimpin Taat dan patuh pada pimpinan

Natiijooyinka raadinta aayadaha :
Wadarta aayadaha : 2
32
Q.S Cali Cimraan (3:32)

قُلْ اَطِيْعُوا اللّٰهَ وَالرَّسُوْلَ ۚ فَاِنْ تَوَلَّوْا فَاِنَّ اللّٰهَ لَا يُحِبُّ الْكٰفِرِيْنَ

qul aṭī‘ullāha war-rasūl(a), fa'in tawallau fa innallāha lā yuḥibbul-kāfirīn(a).

Waxaad dhahdaa: Adeeca Eebe iyo Rasuulka. Hadday jeestaan, Eebe ma jecla gaalada.


59
Q.S An-Nisa (4:59)

يٰٓاَيُّهَا الَّذِيْنَ اٰمَنُوْٓا اَطِيْعُوا اللّٰهَ وَاَطِيْعُوا الرَّسُوْلَ وَاُولِى الْاَمْرِ مِنْكُمْۚ فَاِنْ تَنَازَعْتُمْ فِيْ شَيْءٍ فَرُدُّوْهُ اِلَى اللّٰهِ وَالرَّسُوْلِ اِنْ كُنْتُمْ تُؤْمِنُوْنَ بِاللّٰهِ وَالْيَوْمِ الْاٰخِرِۗ ذٰلِكَ خَيْرٌ وَّاَحْسَنُ تَأْوِيْلًا ࣖ

yā ayyuhal-lażīna āmanū aṭī‘ullāha wa aṭī‘ur-rasūla wa ulil-amri minkum, fa in tanāza‘tum fī syai'in fa rudd­hu ilallāhi war-rasūli in kuntum tu'minūna billāhi wal-yaumil-ākhir(i), żālika khairuw wa aḥsanu ta'wīlā(n).

Mu'miniintow! Adeeca Eebe, adeeca Rasuulka iyo kuwa idinka mid ah ee amarka haya. Haddaad ku murantaan wax, celiya Eebe iyo Rasuulka haddaad rumaysataan Eebe iyo maalinta dambe. Taasu waa khayr iyo ugu wanaagsan fasiraadda.