Islaamka gal, halkan riix
ISLAM AL-HAQ: QURAN & XADIITH
(Islaamka Saxda ah)



Mawduuc - Hukum pidana, jinayah Kejahatan menuduh orang lain berbuat zina Hukum menuduh orang lain berbuat zina

Natiijooyinka raadinta aayadaha :
Wadarta aayadaha : 2
4
Q.S An-Nuur (24:4)

وَالَّذِيْنَ يَرْمُوْنَ الْمُحْصَنٰتِ ثُمَّ لَمْ يَأْتُوْا بِاَرْبَعَةِ شُهَدَاۤءَ فَاجْلِدُوْهُمْ ثَمٰنِيْنَ جَلْدَةً وَّلَا تَقْبَلُوْا لَهُمْ شَهَادَةً اَبَدًاۚ وَاُولٰۤىِٕكَ هُمُ الْفٰسِقُوْنَ ۙ

wal-lażīna yarmūnal-muḥṣanāti ṡumma lam ya'tū bi'arba‘ati syuhadā'a fajlidūhum ṡamānīna jaldataw wa lā taqbalū lahum syahādatan abadā(n), wa ulā'ika humul-fāsiqūn(a).

Kuwa ku gana haweenka dhawrsoon (mu'minaad) ee aan keenin afar marag, garaaca siddeetan garaac, hana aqbalina maragooda waligood, kuwaasina waa faasiqiin.


23
Q.S An-Nuur (24:23)

اِنَّ الَّذِيْنَ يَرْمُوْنَ الْمُحْصَنٰتِ الْغٰفِلٰتِ الْمُؤْمِنٰتِ لُعِنُوْا فِى الدُّنْيَا وَالْاٰخِرَةِۖ وَلَهُمْ عَذَابٌ عَظِيْمٌ ۙ

innal-lażīna yarmūnal-muḥṣanātil-gāfilātil-mu'mināti lu‘inū fid-dun-yā wal-ākhirah(ti), wa lahum ‘ażābun ‘aẓīm(un).

Kuwa ku gana mu'minaadka dhawrsoon ee aan dan lahayn (gaaloobay) waxaa lagu naclad adduun iyo aakhiro, waxaana u sugnaaday cadaab wayn.