Islaamka gal, halkan riix
ISLAM AL-HAQ: QURAN & XADIITH
(Islaamka Saxda ah)



Mawduuc - Hukum pidana, jinayah Kejahatan selain membunuh Sanksi melukai orang lain Qishash bagi yang melukai orang lain

Natiijooyinka raadinta aayadaha :
Wadarta aayadaha : 1
45
Q.S Al-Maa'idah (5:45)

وَكَتَبْنَا عَلَيْهِمْ فِيْهَآ اَنَّ النَّفْسَ بِالنَّفْسِ وَالْعَيْنَ بِالْعَيْنِ وَالْاَنْفَ بِالْاَنْفِ وَالْاُذُنَ بِالْاُذُنِ وَالسِّنَّ بِالسِّنِّۙ وَالْجُرُوْحَ قِصَاصٌۗ فَمَنْ تَصَدَّقَ بِهٖ فَهُوَ كَفَّارَةٌ لَّهٗ ۗوَمَنْ لَّمْ يَحْكُمْ بِمَآ اَنْزَلَ اللّٰهُ فَاُولٰۤىِٕكَ هُمُ الظّٰلِمُوْنَ

wa katabnā ‘alaihim fīhā annan-nafsa bin-nafsi wal-‘aina bil-‘aini wal-anfa bil-anfi wal-użuna bil-użuni was-sinna bis-sinni wal-jurūḥa qiṣāṣ(un), faman taṣaddaqa bihī fa huwa kaffāratul lah(ū), wa mal lam yaḥkum bimā anzalallāhu fa ulā'ika humuẓ-ẓālimūn(a).

Waxaan ku qornay iyaga naf naf, isha isha, sanka sanka, dhegta dhegta, iligga iligga, iyo dhaawacyada qisa. Ku alla kii cafiya, taasu waa kafaarad naftiisa. Ku alla kii aan xukumin waxa Eebe soo dejiyey, kuwaas waa dulmiyaasha.