Islaamka gal, halkan riix
ISLAM AL-HAQ: QURAN & XADIITH
(Islaamka Saxda ah)



Mawduuc - Nabi-nabi Kisah-kisah para rasul Nabi Musa AS Qarun Qarun ditenggelamkan ke dalam perut bumi

Natiijooyinka raadinta aayadaha :
Wadarta aayadaha : 3
81
Q.S Al-Qasas (28:81)

فَخَسَفْنَا بِهٖ وَبِدَارِهِ الْاَرْضَ ۗفَمَا كَانَ لَهٗ مِنْ فِئَةٍ يَّنْصُرُوْنَهٗ مِنْ دُوْنِ اللّٰهِ ۖوَمَا كَانَ مِنَ الْمُنْتَصِرِيْنَ

fakhasafnā bihī wa bidārihil-arḍ(a), famā kāna lahū min fi'atiy yanṣurūnahū min dūnillāh(i), wa mā kāna minal-muntaṣirīn(a).

Markaasaynu dhulka ku liqinnay isaga iyo gurigiisii, mana lahayn ciidan Eebe ka sokow oo gargaara, mana aha kuwa is caawiya.


82
Q.S Al-Qasas (28:82)

وَاَصْبَحَ الَّذِيْنَ تَمَنَّوْا مَكَانَهٗ بِالْاَمْسِ يَقُوْلُوْنَ وَيْكَاَنَّ اللّٰهَ يَبْسُطُ الرِّزْقَ لِمَنْ يَّشَاۤءُ مِنْ عِبَادِهٖ وَيَقْدِرُۚ لَوْلَآ اَنْ مَّنَّ اللّٰهُ عَلَيْنَا لَخَسَفَ بِنَا ۗوَيْكَاَنَّهٗ لَا يُفْلِحُ الْكٰفِرُوْنَ ࣖ

wa aṣbaḥal-lażīna tamannau makānahū bil-amsi yaqūlūna waika'annallāha yabsuṭur-rizqa limay yasyā'u min ‘ibādihī wa yaqdir(u), lau lā am mannallāhu ‘alainā lakhasafa binā, waika'annahū lā yufliḥul-kāfirūn(a).

Subaxdii kuwii jeclaa inuu isagu noqdo waxay bilaabeen inay yidhaahdaan: 'Waa la yaab! Runtii Eebe wuxuu fidiyaa rizqiga cidduu doono oo ka reeb cidduu doono addoommadiisa, hadduusan Eebe naxariis noo yeelin waxaa nalaa liqi lahaa, waan og nahay in gaaladu ma liibaanayso.'


40
Q.S Al-Cankabuut (29:40)

فَكُلًّا اَخَذْنَا بِذَنْۢبِهٖۙ فَمِنْهُمْ مَّنْ اَرْسَلْنَا عَلَيْهِ حَاصِبًا ۚوَمِنْهُمْ مَّنْ اَخَذَتْهُ الصَّيْحَةُ ۚوَمِنْهُمْ مَّنْ خَسَفْنَا بِهِ الْاَرْضَۚ وَمِنْهُمْ مَّنْ اَغْرَقْنَاۚ وَمَا كَانَ اللّٰهُ لِيَظْلِمَهُمْ وَلٰكِنْ كَانُوْٓا اَنْفُسَهُمْ يَظْلِمُوْنَ

fakullan akhażnā biżambih(ī), faminhum man arsalnā ‘alaihi ḥāṣibā(n), wa minhum man akhażathuṣ-ṣaiḥah(tu), wa minhum man khasafnā bihil-arḍ(a), wa minhum man agraqnā, wa mā kānallāhu liyaẓlimahum wa lākin kānū anfusahum yaẓlimūn(a).

Mid walba waxaanu ku qabsannay dembigiisa, ka mid ah waxaanu ku dul dirnay duufaan, ka mid ah waxaa qabsaday qaylo, ka mid ah waxaanu ku liqinnay dhulka, ka mid ah waxaanu ku qarqiyay, Eebe ma aha kan dulmiyey laakiin iyagaa naftooda dulmiyey.