Islaamka gal, halkan riix
ISLAM AL-HAQ: QURAN & XADIITH
(Islaamka Saxda ah)



Mawduuc - Nabi-nabi Kisah-kisah para rasul Nabi Musa AS Nabi Musa as. dan nabi Khidir as. Ikan sebagai tanda tempat pertemuan Nabi Musa dan Nabi Khidir

Natiijooyinka raadinta aayadaha :
Wadarta aayadaha : 2
61
Q.S Al-Kahf (18:61)

فَلَمَّا بَلَغَا مَجْمَعَ بَيْنِهِمَا نَسِيَا حُوْتَهُمَا فَاتَّخَذَ سَبِيْلَهٗ فِى الْبَحْرِ سَرَبًا

falammā balagā majma‘a bainihimā nasiyā ḥūtahumā fattakhaża sabīlahū fil-baḥri sarabā(n).

Markay gaadheen meeshii ay ku kulmeen labada badood way illoobeen kalluunkoodii, markaasay u kacday sidii marin badda dhexdeeda.


63
Q.S Al-Kahf (18:63)

قَالَ اَرَاَيْتَ اِذْ اَوَيْنَآ اِلَى الصَّخْرَةِ فَاِنِّيْ نَسِيْتُ الْحُوْتَۖ وَمَآ اَنْسٰىنِيْهُ اِلَّا الشَّيْطٰنُ اَنْ اَذْكُرَهٗۚ وَاتَّخَذَ سَبِيْلَهٗ فِى الْبَحْرِ عَجَبًا

qāla ara'aita iż awainā ilaṣ-ṣakhrati fa innī nasītul-ḥūt(a), wa mā ansānīhu illasy-syaiṭanu an ażkurah(ū), wattakhaża sabīlahū fil-baḥri ‘ajabā(n).

Wuxuu yidhi 'Ma aragtay markaan ku nasannay dhagaxa, anigu waxaan illoobay kalluunkii, Shaydaan baa i illoobiyey inaan kuu sheego, kalluunkii wuxuu u kacay badda si yaab leh.'