Islaamka gal, halkan riix
ISLAM AL-HAQ: QURAN & XADIITH
(Islaamka Saxda ah)



Mawduuc - Bangsa-bangsa terdahulu Nabi-nabi Kisah-kisah para rasul Nabi Isa AS Kitab Injil diturunkan kepada nabi Isa as

Natiijooyinka raadinta aayadaha :
Wadarta aayadaha : 4
87
Q.S Al-Baqarah (2:87)

وَلَقَدْ اٰتَيْنَا مُوْسَى الْكِتٰبَ وَقَفَّيْنَا مِنْۢ بَعْدِهٖ بِالرُّسُلِ ۖ وَاٰتَيْنَا عِيْسَى ابْنَ مَرْيَمَ الْبَيِّنٰتِ وَاَيَّدْنٰهُ بِرُوْحِ الْقُدُسِۗ اَفَكُلَّمَا جَاۤءَكُمْ رَسُوْلٌۢ بِمَا لَا تَهْوٰىٓ اَنْفُسُكُمُ اسْتَكْبَرْتُمْ ۚ فَفَرِيْقًا كَذَّبْتُمْ وَفَرِيْقًا تَقْتُلُوْنَ

wa laqad ātainā mūsal-kitāba wa qaffainā mim ba‘dihī bir-rusul(i), wa ātainā ‘īsabna maryamal-bayyināti wa ayyadnāhu birūḥil-qudus(i), afakullamā jā'akum rasūlum bimā lā tahwā anfusukumustakbartum, fafarīqan każżabtum wa farīqan taqtulūn(a).

Runtii waxaan siinnay Muuse Kitaabka, waxaanan raacinnay rusul ka dib isaga, waxaanan siinnay Ciise ina Maryam calaamooyin cad, waxaanan ku taageernay Ruuxda Quduuska ah. Markay idiin yimaadaan rusul waxa idiin keenay waxaanu jeclayn naftiinna, koox baad beenisaan, kooxna dishaan?


253
Q.S Al-Baqarah (2:253)

۞ تِلْكَ الرُّسُلُ فَضَّلْنَا بَعْضَهُمْ عَلٰى بَعْضٍۘ مِنْهُمْ مَّنْ كَلَّمَ اللّٰهُ وَرَفَعَ بَعْضَهُمْ دَرَجٰتٍۗ وَاٰتَيْنَا عِيْسَى ابْنَ مَرْيَمَ الْبَيِّنٰتِ وَاَيَّدْنٰهُ بِرُوْحِ الْقُدُسِۗ وَلَوْ شَاۤءَ اللّٰهُ مَا اقْتَتَلَ الَّذِيْنَ مِنْۢ بَعْدِهِمْ مِّنْۢ بَعْدِ مَا جَاۤءَتْهُمُ الْبَيِّنٰتُ وَلٰكِنِ اخْتَلَفُوْا فَمِنْهُمْ مَّنْ اٰمَنَ وَمِنْهُمْ مَّنْ كَفَرَ ۗوَلَوْ شَاۤءَ اللّٰهُ مَا اقْتَتَلُوْاۗ وَلٰكِنَّ اللّٰهَ يَفْعَلُ مَا يُرِيْدُ ࣖ

tilkar-rusulu faḍḍalnā ba‘ḍahum ‘alā ba‘ḍ(in), minhum man kallamallāhu wa rafa‘a ba‘ḍahum darajāt(in), wa ātainā ‘īsabna maryamal-bayyināti wa ayyadnāhu birūḥil-qudus(i), wa lau syā'allāhu maqtatalal-lażīna mim ba‘dihim mim ba‘di mā jā'athumul-bayyinātu wa lākinikhtalafū fa minhum man āmana wa minhum man kafar(a), wa lau syā'allāhu maqtatalū, wa lākinnallāha yaf‘alu mā yurīd(u).

Rususha qaarkood waxaan ka doorbiday qaar. Allaah wuxuu la hadlay qaar, qaar wuxuu darajooyin uga sarraysiiyey. Waxaan siinnay Ciise ina Maryam calaamooyin cad, waxaanan ku taageernay Ruuxda Quduuska ah. Haddii Allaah doono kuwii ka dambeeyey ma la dagaalami lahaayeen ka dib markay u timid xujooyinkii cad, laakiin way kala duwanaayeen, qaar baa rumaystay, qaar baa gaaloobay. Haddii Allaah doono ma la dagaalami lahaayeen, laakiin Allaah wuxuu sameeyaa waxuu doono.


3
Q.S Cali Cimraan (3:3)

نَزَّلَ عَلَيْكَ الْكِتٰبَ بِالْحَقِّ مُصَدِّقًا لِّمَا بَيْنَ يَدَيْهِ وَاَنْزَلَ التَّوْرٰىةَ وَالْاِنْجِيْلَۙ

nazzala ‘alaikal-kitāba bil-ḥaqqi muṣaddiqal limā baina yadaihi wa anzalat-taurāta wal-injīl(a).

Wuxuu kugu soo dejiyey (Nabiyow) Kitaabka si Xaq ah, isagoo u rumeynaya wixii hortiisa ahaa, wuxuuna soo dejiyey Tawreed iyo Injiil,


46
Q.S Al-Maa'idah (5:46)

وَقَفَّيْنَا عَلٰٓى اٰثَارِهِمْ بِعِيْسَى ابْنِ مَرْيَمَ مُصَدِّقًا لِّمَا بَيْنَ يَدَيْهِ مِنَ التَّوْرٰىةِ ۖوَاٰتَيْنٰهُ الْاِنْجِيْلَ فِيْهِ هُدًى وَّنُوْرٌۙ وَّمُصَدِّقًا لِّمَا بَيْنَ يَدَيْهِ مِنَ التَّوْرٰىةِ وَهُدًى وَّمَوْعِظَةً لِّلْمُتَّقِيْنَۗ

wa qaffainā ‘alā āṡārihim bi‘īsabni maryama muṣaddiqal limā baina yadaihi minat-taurāh(ti), wa ātaināhul-injīla fīhi hudaw wa nūr(un), wa muṣaddiqal limā baina yadaihi minat-taurāti wa hudaw wa mau‘iẓatal lil-muttaqīn(a).

Waxaan ka daba dirnay Ciise ina Maryam isagoo rumeynaya waxa hortiisa ahaa ee Tawreed, waxaan u siinnay Injiil oo ku jirta hanuun iyo nuur, isagoo rumeynaya waxa hortiisa ahaa ee Tawreed, hanuun iyo waano kuwa dhawrsan.