124
Q.S As-Saffaat (37:124)
اِذْ قَالَ لِقَوْمِهٖٓ اَلَا تَتَّقُوْنَ
iż qāla liqaumihī alā tattaqūn(a).
Markuu ku yidhi qawmkiisii: Miyeydaan ka cabsanayn?
125
Q.S As-Saffaat (37:125)
اَتَدْعُوْنَ بَعْلًا وَّتَذَرُوْنَ اَحْسَنَ الْخٰلِقِيْنَۙ
atad‘ūna ba‘law wa tażarūna aḥsanal-khāliqīn(a).
Ma waxaad u yeedhaysaan Bacal oo Eebe ka tagaysaan?
126
Q.S As-Saffaat (37:126)
اللّٰهَ رَبَّكُمْ وَرَبَّ اٰبَاۤىِٕكُمُ الْاَوَّلِيْنَ
allāha rabbakum wa rabba ābā'ikumul-awwalīn(a).
Eebe Rabbigiin iyo Rabbiga awoowayaashiin hore.