4
Q.S Ibraahim (14:4)
وَمَآ اَرْسَلْنَا مِنْ رَّسُوْلٍ اِلَّا بِلِسَانِ قَوْمِهٖ لِيُبَيِّنَ لَهُمْ ۗفَيُضِلُّ اللّٰهُ مَنْ يَّشَاۤءُ وَيَهْدِيْ مَنْ يَّشَاۤءُ ۗوَهُوَ الْعَزِيْزُ الْحَكِيْمُ
wa mā arsalnā mir rasūlin illā bilisāni qaumihī liyubayyina lahum, fa yuḍillullāhu may yasyā'u wa yahdī may yasyā'(u), wa huwal-‘azīzul-ḥakīm(u).
Mana dirno rasuul ilaa afka qoomkiisa si uu u caddaysto iyaga. Eebe wuxuu lumiyaa qofka uu doono, wuxuuna hanuuniyaa qofka uu doono. Isagaa Adag yahay, Xikmad leh.