Islaamka gal, halkan riix
ISLAM AL-HAQ: QURAN & XADIITH
(Islaamka Saxda ah)



Mawduuc - Bangsa-bangsa terdahulu Awal kejadian makhluk Penciptaan selain manusia Sifat matahari dan bulan

Natiijooyinka raadinta aayadaha :
Wadarta aayadaha : 6
96
Q.S Al-Ancaam (6:96)

فَالِقُ الْاِصْبَاحِۚ وَجَعَلَ الَّيْلَ سَكَنًا وَّالشَّمْسَ وَالْقَمَرَ حُسْبَانًا ۗذٰلِكَ تَقْدِيْرُ الْعَزِيْزِ الْعَلِيْمِ

fāliqul-iṣbāḥ(i), wa ja‘alal-laila sakanaw wasy-syamsa wal-qamara ḥusbānā(n), żālika taqdīrul-‘azīzil-‘alīm(i).

Wuxuu ka soo bixiyaa subaxda mugdiga, wuxuuna yeelay habeenka nasasho iyo qorraxda iyo dayaxa xisaab. Taasu waa qiyaas Xikmad leh, Oge.


5
Q.S Yoonis (10:5)

هُوَ الَّذِيْ جَعَلَ الشَّمْسَ ضِيَاۤءً وَّالْقَمَرَ نُوْرًا وَّقَدَّرَهٗ مَنَازِلَ لِتَعْلَمُوْا عَدَدَ السِّنِيْنَ وَالْحِسَابَۗ مَا خَلَقَ اللّٰهُ ذٰلِكَ اِلَّا بِالْحَقِّۗ يُفَصِّلُ الْاٰيٰتِ لِقَوْمٍ يَّعْلَمُوْنَ

huwal-lażī ja‘alasy-syamsa ḍiyā'aw wal-qamara nūraw wa qaddarahū manāzila lita‘lamū ‘adadas-sinīna wal-ḥisāb(a), mā khalaqallāhu zālika illā bil-ḥaqq(i), yufaṣṣilul-āyāti liqaumiy ya‘lamūn(a).

Isagaa qorraxda ka dhigay iftiin iyo dayaxa nuur, wuxuuna u qiyaasay meelo si aad u ogaataan tirada sannadaha iyo xisaabta. Eebe ma abuurin taas waxaan run ahayn. Wuxuu u caddaynayaa calaamooyinka qolo yaqaan.


2
Q.S Ar-Racad (13:2)

اَللّٰهُ الَّذِيْ رَفَعَ السَّمٰوٰتِ بِغَيْرِ عَمَدٍ تَرَوْنَهَا ثُمَّ اسْتَوٰى عَلَى الْعَرْشِ وَسَخَّرَ الشَّمْسَ وَالْقَمَرَۗ كُلٌّ يَّجْرِيْ لِاَجَلٍ مُّسَمًّىۗ يُدَبِّرُ الْاَمْرَ يُفَصِّلُ الْاٰيٰتِ لَعَلَّكُمْ بِلِقَاۤءِ رَبِّكُمْ تُوْقِنُوْنَ

allāhul-lażī rafa‘as-samāwāti bigairi ‘amadin taraunahā ṡummastawā ‘alal-‘arsyi wa sakhkharasy-syamsa wal-qamar(a), kulluy yajrī li'ajalim musammā(n), yudabbirul-amra yufaṣṣilul-āyāti la‘allakum biliqā'i rabbikum tūqinūn(a).

Eebe waa kan kor u qaaday samooyinka iyadoon tiir lahayn oo aad aragtaan, markaasuu ku istiwaaday carshiga. Wuxuu sakhiray qorraxda iyo dayaxa, mid walba wuxuu socdaa ilaa wakhti go'an. Wuxuu maamulaa arrimaha, wuxuuna u caddaynayaa calaamooyinka si aad u xaqiijisaan la kulanka Rabbigiin.


33
Q.S Ibraahim (14:33)

وَسَخَّرَ لَكُمُ الشَّمْسَ وَالْقَمَرَ دَاۤىِٕبَيْنِۚ وَسَخَّرَ لَكُمُ الَّيْلَ وَالنَّهَارَ ۚ

wa sakhkhara lakumusy-syamsa wal-qamara dā'ibaīn(i), wa sakhkhara lakumul-laila wan-nahār(a).

Wuxuu idiin sakhiray qorraxda iyo dayaxa si joogto ah, wuxuuna idiin sakhiray habeenka iyo maalinta.


12
Q.S An-Nahal (16:12)

وَسَخَّرَ لَكُمُ الَّيْلَ وَالنَّهَارَۙ وَالشَّمْسَ وَالْقَمَرَ ۗوَالنُّجُوْمُ مُسَخَّرٰتٌۢ بِاَمْرِهٖ ۗاِنَّ فِيْ ذٰلِكَ لَاٰيٰتٍ لِّقَوْمٍ يَّعْقِلُوْنَۙ

wa sakhkhara lakumul-laila wan-nahār(a), wasy-syamsa wal-qamar(a), wan-nujūmu musakhkharātum bi'amrih(ī), inna fī żālika la'āyātil liqaumiy ya‘qilūn(a).

Wuxuu idiin sakhiray habeenka iyo maalinta, qorraxda iyo dayaxa. Xiddiguhuna amarkiisa ayay ku socdaan. Taasu calaamooyin qolo caqli leh.


13
Q.S An-Naba (78:13)

وَّجَعَلْنَا سِرَاجًا وَّهَّاجًاۖ

wa ja‘alnā sirājaw wahhājā(n).

Waxaan yeelnay siraj (qorrax) iftiin leh.