Islaamka gal, halkan riix
ISLAM AL-HAQ: QURAN & XADIITH
(Islaamka Saxda ah)



Mawduuc - 6 Rukun Iman Hari Kiamat (rukun iman no.5) Tanda Kiamat Manusia merasa aman dari adzab Allah

Natiijooyinka raadinta aayadaha :
Wadarta aayadaha : 4
97
Q.S Al-Acraaf (7:97)

اَفَاَمِنَ اَهْلُ الْقُرٰٓى اَنْ يَّأْتِيَهُمْ بَأْسُنَا بَيَاتًا وَّهُمْ نَاۤىِٕمُوْنَۗ

afa amina ahlul-qurā ay ya'tiyahum ba'sunā bayātaw wa hum nā'imūn(a).

Ma waxay aamin yihiin dadka magaaladu inuu u yimaado cadaabkayagu habeenkii iyagoo hurda?


98
Q.S Al-Acraaf (7:98)

اَوَاَمِنَ اَهْلُ الْقُرٰٓى اَنْ يَّأْتِيَهُمْ بَأْسُنَا ضُحًى وَّهُمْ يَلْعَبُوْنَ

awa amina ahlul-qurā ay ya'tiyahum ba'sunā ḍuḥaw wa hum yal‘abūn(a).

Ama ma waxay aamin yihiin inuu u yimaado cadaabkayagu duhurkii iyagoo ciyaaraya?


99
Q.S Al-Acraaf (7:99)

اَفَاَمِنُوْا مَكْرَ اللّٰهِۚ فَلَا يَأْمَنُ مَكْرَ اللّٰهِ اِلَّا الْقَوْمُ الْخٰسِرُوْنَ ࣖ

afa aminū makrallāh(i), falā ya'manu makrallāhi illal-qaumul khāsirūn(a).

Ma waxay aamin yihiin dhagarta Eebe? Mana aamin qolo khasaarta.


107
Q.S Yuusuf (12:107)

اَفَاَمِنُوْٓا اَنْ تَأْتِيَهُمْ غَاشِيَةٌ مِّنْ عَذَابِ اللّٰهِ اَوْ تَأْتِيَهُمُ السَّاعَةُ بَغْتَةً وَّهُمْ لَا يَشْعُرُوْنَ

afa aminū an ta'tiyahum gāsyiyatum min ‘ażābillāhi au ta'tiyahumus-sā‘atu bagtataw wa hum lā yasy‘urūn(a).

Ma waxay aamin yihiin inuu u yimaado cadaab Eebe ama inuu u yimaado saacadda iyagoo aan ogayn?