ISLAM AL-HAQ: QURAN & XADIITH
(Islaamka Saxda ah)



6

Q.S As-Saff (61:6)

وَاِذْ قَالَ عِيْسَى ابْنُ مَرْيَمَ يٰبَنِيْٓ اِسْرَاۤءِيْلَ اِنِّيْ رَسُوْلُ اللّٰهِ اِلَيْكُمْ مُّصَدِّقًا لِّمَا بَيْنَ يَدَيَّ مِنَ التَّوْرٰىةِ وَمُبَشِّرًاۢ بِرَسُوْلٍ يَّأْتِيْ مِنْۢ بَعْدِى اسْمُهٗٓ اَحْمَدُۗ فَلَمَّا جَاۤءَهُمْ بِالْبَيِّنٰتِ قَالُوْا هٰذَا سِحْرٌ مُّبِيْنٌ

wa iż qāla ‘īsabnu maryama yā banī isrā'īla innī rasūlullāhi ilaikum muṣaddiqal limā baina yadayya minat-taurāti wa mubasysyiram birasūliy ya'tī mim ba‘dismuhū aḥmad(u), falammā jā'ahum bil-bayyināti qālū hāżā siḥrum mubīn(un).

Xusuuso markuu Ciise ina Maryam yidhi: Bani Israa'iilow! Hubaal anigu waxaan ahay rasuulkii Eebe idiin yimid, waxaan rumaynayaa waxa iiga horreeyay Tawraadda, waxaanan idiin bishaareynayaa rasuul iga dambeeya magaciisu Axmad yahay. Markuu u yimid calaamooyin cad waxay yidhaahdeen: Kani waa sixir cad.