ISLAM AL-HAQ: QURAN & XADIITH
(Islaamka Saxda ah)



74
Q.S Al-Hijr (15:74)

فَجَعَلْنَا عَالِيَهَا سَافِلَهَا وَاَمْطَرْنَا عَلَيْهِمْ حِجَارَةً مِّنْ سِجِّيْلٍ

fa ja‘alnā ‘āliyahā sāfilahā wa amṭarnā ‘alaihim ḥijāratam min sijjīl(in).

Waxaan ka dhignay meeshooda kor hoos, waxaanna ku soo daynay korkooda dhagaxyo duban.